Gantaalada Xuutiyiinta ee Habawga ah Oo Khatar ku Nolosha Gobolada Ku Teedsan Xeebaha Dalka..

Warbixintii u horreysay ee laga helo gantaal habawg ah ee ku soo dhacay meel aan ka fogeyn Degmada taariikhiga ah ee Taleex ayaa muujineysa inuu ahaa gantaal nooca cruise-ka ee loo yaqaan Quds land-attack cruise missile (LACM) oo ay adeegsadaan koox*** SII AKHRI ***

Maxaa Xiligaan Keenay Dib u soo Laba-Kacleynta Khilaafka Deni iyo Reer Diano oo Degaanka Xafuun Loogu Xawilay..

Warbixin wel wel xambaarsan ayaa daaha ka rogeysa inuu dib u soo laba-kacleynaayo khilaafkii u dhaxeeyay Deni & Reer Diyaano kaasoo salka ku haya dhismaha Warshadii Cusbada ee Degaanka Xaafuun ee Gobolka Bari, iyadoo khilaafka ay sabab u yihiin *** SII AKHRI ***

Dalalka “Quint Partners” ee Taageera Somalia oo ku baaqey in laga wada qaybqaato dhamaystirka Dastuurka..

Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa kulan ay magaalada London ku yeesheen Wakiilo ka kala socda dalalka Shanta ah ee Qatar, Turkiga, UAE, UK, USA iyo Somalia, kaasoo ugu soo dhamaadey maalintii Talaadada magaalada London shirka 6-aad ee “Quint Par*** SII AKHRI ***

Xoogaga Amaanka UK Oo Xabsiga Dhigay 45-Qof oo Is-hortaag ku Sameeyay Gaadiid ay Saarnaayeen Dad Magangelyo-doono ah..

Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga soo sheegayaa Howlgal ay Xoogaga Amaanka UK ay fuliyeen kuwaasoo ay qabteen xabsigana ugu taxaabeen in ka badan 45 Qof Khamiistii shalay, Dadkaan ayaa isku dayayey inay hor-istaagaan, in Dadka magangelyo doonka ah la*** SII AKHRI ***

Gacan ka Hadal Geystay Dhimasho & Dhaawacyo Kala Heer ah oo Xabsiga Waqooyiga Gaalkacyo ka Dhacay…

Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa qalalaase xambaarsan Gacan ka hadal dhashay Kacdoon iyo Cabasho ay maalmo ka hor sameeyeen qaar kamid ah Maxaabiista ku xiran Xabsiga dhexe ee Waqooyiga magaalada Gaalkacyo ayaa sababtay dhimashada 1 Dambiile iyo *** SII AKHRI ***

Dagaalo u Dhaxeeya Daacishta & Shababka oo ka Qarxay Dhulka Buuraleyda Cal miskaad & Cal Madow…

Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa Dagaal mindhicireed (Intestinal war) u dhaxeeya Kooxaha Argagixisada Daacishta iyo Shababka muddo todobaad ah si xoogan uga socda Degaanada Buuraleyda ee Cal Miskaad kaasoo geystay khasaare Xoogan lagana cabsi qab*** SII AKHRI ***

Bangiyada Ganacsiga ee Dalka & Saameynta Xoogan ee Xawaaladaha oo Horumarka Ganacsiga u Dabran..

Ku dhawaad laba sano ayaa ka soo wareegatay markii Dowladda Federaalka ay shati Bangi siisay Banque Misr iyo Ziraat Katilim, ayaan darrose labada Bangi ma aysan bilaabin howlaha Ganacsiga Bangiyada Somalia, Aqoonyahannada u doodayey in qaybta bangiy*** SII AKHRI ***

AU admits Fraudulent attempt to withdraw over $6M from its account failed, pledges to reinforce Banking safeguard..

The African Union (AU) has admitted that a fraudulent attempt was made to withdraw over $6M from its account at the Commercial Bank of Ethiopia (CBE) located inside the premises of its headquarters in Addis Abeba but has failed due to “the vigilan*** SII AKHRI ***

Wariye Dowladda U Shaqeeya oo Qoraal uu Soo Dhigay Bartiisa Bulshada Ku Muteystay Shaqo ka Joojin lagu Sameeyay..

Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa Wariye u shaqeynaayay Wasaarada Warfaafinta oo Bartiisa Bulshada soo dhigay qoraal uu kaga hadlay dareenkiisa ku aadan howlgalada Ciidamada Dowlada, gaar ahaan soo bandhigista arrimaha maamul xumo iyo musuq maasuq*** SII AKHRI ***

Ma Dhabaa in Midowga Europe uu Culeys ku Saaray Dowladda Federaalka iney Aqbalaan Heshiis…

Warbixin laga helay Ilo loo qaateen ah ayaa daaha ka rogaaya in Qaar ka mid ah Dalalka Midowga Yurub ay Dowladda Federaalka u gudbiyey dalab adag oo ku wajahan iney aqbalaan in qaar kamid ah Muwaadiniin Soomaaliyeed oo Dalalka Europe Qaxooti ahaan l*** SII AKHRI ***

Maamulka SSC-Khaatumo oonKa Hadlay Dil Qorsheysan oo ka Dhacay Degaan Hoos taga Gobolka Sanaag..

Wararka naga soo gaaray magaalada Laas caanood ee Gobolka Sool ayaa sheegaya in Maamulka SSC-Khaatumo uu ka hadlay labo Nin oo Shacab ah oo maalin ka hor lagu dilay degaan hoos taga Gobolka Sanaag, dilkaasi oo ay geysteen Maleeshiyaad ka soo jeeda B*** SII AKHRI ***

Ma Dhabaa in Howlgalka EUNAVFOR ATALANTA uu Yahay Nidaamka cusub ee Adoonsiga casriga ah..

Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa qorshe cusub oo Ciidamada Badda ee ku bahoobay Howlgalka EUNAVFOR Atlanta ay ku doonayaan in loo cusbooneysiiyo howlgalada ilaalada beenta ah oo ay sheegeen iney ka hayaan xeebaha Somalia, iyadoo la ogsoon in*** SII AKHRI ***

EU temporarily suspends entry visas to Ethiopian nationals, cites gov’t ‘low level of cooperation’

The Council of the European Union decided today “to temporarily suspend certain elements of the EU law that regulates the issuing of visas to Ethiopian nationals, “The Council said that the decision was based on regular assessment by the EU Comm*** SII AKHRI ***

Ma Dhabaa in Adeega Xawaaladaha ee loo Diro Kenya & Uganda ay Noqdeen Isha Kobaca Dhaqaalaha Dalka..

Dirista iyo Qaadashada Lacagaha Xawaalada ee Dalka Somalia ayaa Horyaal u noqotay kadib markii ay kordheen dhaqaalaha ka soo xarooda xawaaladaha loo diro Dalalka Kenya & Uganda oo Dalkaan ay ka joogaan shaqaale badan, iyadoo lagu qiyaasay maca*** SII AKHRI ***

Muuse Biixi Oo Qorshe Isku Dhex Karis ah ah u Dejiyay Degaanada Gobolka Sool & Cabsida Maamulka SSC…

Macluumaad hordhac ah ayaa muujinaaya Hogaamiyaha Degaanada Waqooyiga Somalia Muuse Biixi ayaa la sheegay inuu diyaariyay Qorshe isku dhex karis ah oo uu Dagaal iyo Nabadeyn isugu jira degaanada Gobolka Sool, isagoo weydistay Dowlada Ethiopia iney g*** SII AKHRI ***

Wasiirka Gaashandhigga oo Ka Hadlay Fadeexada ku Gedaaman Xatooyada Raashinka Ciidamada Danab..

Faahfaahin ayaa laga helayaa Wareysi uu siiyay Wasiirka Gashandhigga Maamulka Xasan Sheekh ayuu ku sheegay in dhaca iyi xatooyada Raashinka Guutada Danab la xaqiijiyay in laba toddobaad ka hor la dhacay, iyadoo qaar ka mid ah Saraakiishii ay ku lug *** SII AKHRI ***

Ma Dhabaa in Madaxii Sirdoonka Maamulka Waqooyiga Somalia Xilkii Laga Xayuubiyay lana Xiray..

Macluumaad dheeraad ah ayaa laga helayaa Howlgal ay fuliyeen Xoogaga Amaanka Muuse Biixi ee Somaliland ayeey ku soo qabteen Madaxii Xafiiska Sirdoonka isla markaasna xabsiga la dhigay kadib markii Gabar xiriir kala dhaxeeyay dhaqaale kala baxsatay*** SII AKHRI ***

Daraasad Laga Diyaariyay Heshiiska Dhanka Difaaca ee Somalia & Turkiga & Faa’idooyinka & Dhibaatada ku Xeeran..

Daraasad ay diyaariyeen Machadka Emarites Police Center ayna daabacday Ethiopian Standard ayaa looga faalioday Heshiiska Difaaca Somalia Turkiga, iyadoo Cinwaan looga dhigay “Heshiiska Turkiga & Somalia: Go’aan qaadasho laga baaraan degay mi*** SII AKHRI ***

Tiro Qaraxyo ah Oo Dheemish u badan ayaa Caawa Lagu Weeraray Degmooyin ka tirsan Gobolka Benaadir…

Warar hordhac ah ayaa laga helayaa tiro Qaraxyo ah oo lagu bartilmaameedsaday isgoyska Dabka oo ku dhow Saldhigga Boliiska Degmada Waaberi kaasoo noociisu lagu sheegay Miino la dhigay wadada hareeraheeda, waxeyna miinadu ku jirtay Bac-Madow sida ay *** SII AKHRI ***

Kororka Rabshadaha Siyaasada, Kooxaha Cabtoy ah & Argagixisada Salka ku hayo oo Sare uga kacay Somalia…

Dalka Somalia ayaa bilihii ugu dambeeyay waxaa sare u kacay rabshadaha Dhimashada xambaarsan kuwaasoo intooda badan ay geystaan Kooxaha Argagixisada, iyadoo sidoo kale cabsi xoogan laga muujiyay dilalka kooxo Cabtooy ah oo Magaalooyinka Garoowe, Waq*** SII AKHRI ***

Mas’uuliyiin ka tirsan Golaha Degaanka Magaalada Hargaysa oo Xabsiga la dhigay & Sababta..

Wararka naga soo gaaraya magaalada Hargeysa ayaa sheegaya in Xoogaga Amaanka ay Xabsiga dhigeen 3-Xubnood oo ka tirsan Golaha Degaanka, kadib markii ay ka hor yimaadeen qorshe Dad Danyar ah lagaga rarayo Goob dhisme Degmo loo qorsheeyay in laga dhis*** SII AKHRI ***

Supercomputer predicts final Premier League table with title race tighter than ever and Man Utd battling for Europe..

The title race could go down to the final day with one team playing a decisive role in determining the winner, MANCHESTER CITY will win a fourth consecutive Premier League title, according to a supercomputer, But the title race will go right to the *** SII AKHRI ***

Maamulka Puntland oo looga Digay Adeegsiga Awood-sheegashada Dadka ka Aragtida Duwan ee Degaanka..

Warar argagax leh ayaa ka soo yeereysa Magaalada Boosaaso kadib markii Xafiiska Xeer ilaalinta iyo Maxkamada Degmada ay amar qabasho iyo Eedo ku soo oogeen 4-Oday Dhaqmeed oo la xiriira Qodobada 164 (Khatar ku ah Bulshada ‘Kicin’), 168 (Mareegta*** SII AKHRI ***

Ma Dhabaa in USA ay Hakiyeen Saadkii & Sahaydii ay Ku Taageeri jireen Ciidamada Danab & Sababta…

Dowlad Mareykanka ayaa hakisay isla markaas baaris ku bilaawday Deeqdii Saadka & Sahayda ay ku taageeri jirtay muddada dheer Guutada Danab ee Xooga Dalka, kadib markii ay soo shaac baxday fadeexad musuq-maasuq oo ballaaran, Sida laga soo xigtay *** SII AKHRI ***

Agaasimaha Hey’addw NISA oo Safarkiisii ugu Horeeyay ku Tagaaya Degmada B/weyne oo Kooxo Jufadiisa ay Qabsadeen…

Macluumad dheeraad ah ayaa laga helayaa talaabadii ugu horeysay uu qaado Agaasimaha NISA Abdullaahi Sanbaloolshe kaasoo magacaabay Guddiga dibu habeynta Hay’adda Nabadsugida, waxaana guddigan oo ka kooban 3-Xubnood kuwaasoo la xaqiijiyay in todoba*** SII AKHRI ***

Madaxweynaha Somalia Oo Ka Hadlay Xiriirka Wada-shaqeyneyd ee kala Dhaxeeya Maamulada Gobolada..

Inkastoo Maamulka Puntland uu xiriirkii wada shaqeyneyd ee kala dhaxeeya Dowladda Federaalka uu muddo ku dhawaad 2-sano uu hakad ku jiray, kadib markii Hogaamiyaha Maamulkaasi (Dani) uu ku amray Wasiiradiisa ineysan Fasax ka’aan tegi karin Caasima*** SII AKHRI ***

Ma Dhabaa in Shirkad loo Xil Saartay iney Dhaqaale Baad ah ka Uruuriyaan Dhismayaasha Gobolka Benadir..

Inkastoo Hogaanka Maamulka Villa Somalia ay u harsan tahay 2-sano ayaa waxaa soo xoogeysanaaya inuu hareeyay Musuq, Baad & tacadiyo joogto ah oo lagu hayo Shacbiga ku nool Degmooyonka Gobolka Benaadir kuwaasoo la xaqiijiyay in Baad dhaqaale la w*** SII AKHRI ***

Barakacayaal Qax ka ah Dagaal Beeleed Ka Dhacay Degaano Hoos Yimaada Hirshabelle oo soo Gaaray Mogadishu..

Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa Barakacayaal Qax ka ah Dagaal Beeleed Ka Dhacay Degaano Hoos Yimaada Hirshabelle oo soo Gaaray Magaalada Mogadishu, kuwaasoo ka soo ka soo barakacay Hantidoodii si ay badbaado uga raadsadaan xeryaha qaxootiga*** SII AKHRI ***

Wasiirka Beeraha Kenya Oo Shaaca ka qaaday Heshiis lagu Kordhinaayo Tirada Qaadka ay u Dhoofiyaan Somalia..

Maamulka Villa Somalia ayaa isku diyaarinaaya in heshiis lagu kordhinaayo Qaadka Miirowga ah ee laga keeno Dalka Kenya, Heshiiskaan ayaa lagu wadaa 8-da Bisha May 2024-ka ay kala saxiixan doonaan Dowladaha Somalia & Kenya sida uu xaqiijiyay Wasi*** SII AKHRI ***

Maxaa Xiligaan Keenay Korarka Aqoonyahannada & Macalimiinta ku Biiraaya Kooxda Argagixisada Shababka…

Macluumaad welwel xambaarsan ayaa daaha ka roogaaya in bilihii ugu dambeeyay ay aad u kordheen tirada Aqoonyahaano, Suugaanley, Curiyayaal iyo Macalimiin oo ka soo jeeda degaanada Waqooyiga Somalia kuwaasoo biiraayaan Kooxda Argagixisada Shababka, i*** SII AKHRI ***

Tiro Caruur Soomaaliyeed Oo qaba Xanuunada Wadnaha Oo Daaweyn loogu Qaaday Isbitaalada Dalka Italy..

Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa Gurmad Caafimaad oo Shirkada Hormuud Salaama Foundation ayaa taajulo u fidisay Tiro Caruur Soomaaliyeed oo muddo qabay xanuunada Wadnaha Dalka gudihiisana wax looga qaban waayay, waxaana maalintii Axadii loo qaada*** SII AKHRI ***

Eedeysanayaal ka soo Jeeda Degaanada Waqooyiga Dalka Oo Jirdil loogu Geysteen Xsbsiyada NISA..

Warbixin welwel xambaarsan ayaa daaha ka rogeysa in tiro Eedeysanayaal u xirnaa iney ka dambeeyaan Dilkii Marxuum C/Naasir Muuse Dahable oo ka tirsanaa Shaqaalaha Hay’adda Duuliska Rayidka ee Somalia, jirdilo xoogan ay Baarayaasha Kiiska ugu geyst*** SII AKHRI ***

Ma Dhabaa in Ergeygii UN-ka ee Somalia Xilka laga Xayuubinaayo Xilli Qalalaase Siyaasadeed Taagan yahay..

Macluumaad loo qaateen ah ayaa tilmaamaya in Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Mr.Antonio Guterres uu go’aansaday inuu bedelo Catriona Liang oo u dhalatay UK Ergeyga gaarka ee u qaabilsan arrimaha Somalia, iyadoo lagu eedeeyay iney ku milantay S*** SII AKHRI ***

Ashtako Ka Dhan ah Wasiirka Waxbarashada Oo Maamulada Gobolada ka Gudbiyeen & Sababta…

Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa Ashtako ay Maamulada Gobolada Hirshabelle, Galmudug, Konfur galbeed iyo Jubbaland ka gudbiyeen Wasiirka Wasaarada Waxbarashada ee Dowlada Federaalka kuna aadan tiro caqabado ah oo la xiriirta iskaashiga iyo wada s*** SII AKHRI ***

Dib u Dhaca ku yimid Diiwaan gelinta Xeryaha Dhadhaab oo Xanuun ku keentay Qaxootiga Soomaaliyeed..

Warar dheeraad ah ayaa laga helaya ku dhawaad 2,200 oo Qoys oo Qaxooti Soomaaliyeed ah oo ku nool xeryaha Dhadhaab ee Dalka Kenya ayaa noqday kuwo quus ka taagan Raashin la’aan kadib markii ay meesha ka baxday bixinta kaararka diiwaan gelinta iyo *** SII AKHRI ***

Ma Dhabaa in Siyaasad Xumida Xasan Sheekh ay Ku Riixday Laftagareen & Madoobe iney Xirsigii isku hayay ay Xooraan…

Todobaadyadaan dambe waxaa soo shaac baxaayay khilaaf xoogan oo u dhaxeeya Hogaanka Villa Somalia & Maamulada magac ahaanta u dhisan ee Konfur galbeed iyo Jubbaland salkana ku haya hanaanka doorashada oo Hogaamiyayaashani qorsheysteen muddo kord*** SII AKHRI ***

Xog:- Dhulka Dab-Demiska Mugdiga iyo Tuhunka Iibsiga Dhulalka ee Hogaanka Maamulka Villa Somalia..

Waxaa in muddo ah Dood adag ay ka taagan tahay dhulka Xaruntii Ciidamada Dabdamiska ee Magaalada Muqdisho, Xaruntan muddo 30 sano ka badan waxaa degan dad shacab ah, iyadoo qoraal kasoo baxay 25-kii-Novembar-2023-kii lagu wargeliyay Dadka degan iney*** SII AKHRI ***

Israeli Sources:-‘An Eye for an Eye’; not clear why Pentagon leaked info on Attack..

Israel will not accept responsibility for this attack for strategic reasons, Israeli official security and governmental sources told The Jerusalem Post on Friday: “An eye for an eye, a tooth for a tooth. Israel retaliated where they were attacked*** SII AKHRI ***

Miyeey tahay Demb in Lagugu Ciqaabo ama Lagu Xiro Waxa aad Aaminsan Tahay oo aad Taageereysid..

Faahfaahin ayaa laga helayaa xaqiiqda ah in Isra Xirsi (@israhirsi) Gabadha 21-jirka ah ee ay dhashay Ilham Cumar oo xubin ka tirsan Congress-ka Xisbiga Dimuqraadiga ee USA oo Waxbarashadii laga joojiyay kadib markii mudaharaad lagu taageeraayo Shac*** SII AKHRI ***

Warbixintii Laga Helay Kulankii ku Dhex Maray Magaalada Nairobi Wakiilada Beesha Caalamka & Puntland..

Macluumaad dheeraad ah ayaa laga helayaa Kulan magaalada Nairobi ku dhex maray Qaar ka mid ah Wakiilada Beesha Caalamka iyo Maamulka Puntland, Kukankaan ayaa looga dooday sidii Maamulka dib ugu noqon lahaayeen Kulamada Madasha wadatashiga Qaran, ink*** SII AKHRI ***

Bukaanada uu soo Ritay Cudurka Dacuunka Oo Somalia Sare u Kacday Xilli uu Xowli u Faafaayo…

Warbixino hordhac ah oo Caafimaad ayaa daaha ka rogeysa in ugu yaraan 75-Bukaan uu degaano ka tirsan Somalia ugu dhintay cudurka Daacuunka tan iyo bishii Jannaayo ee Sanadkaan, iyadoo ay sare u kaceen kiisas cusub, sida laga soo xigtay Wasaaradda Ca*** SII AKHRI ***

Hey’adda NISA oo Xabsiga dhigtay Wariye ka Howlgala Magaalada Mogadishu & Cidda Bixiay Amarka..

Macluumaad dheeraad ah ayaa laga helayaa howlgal ay shalay galab fuliyeen Xoogag hubeysan oo ka tirsan Hey’adda NISA ayeey ku qabteen Wariye ka mid ah kuwa ka howlgala magaalada Mogadishu, iyadoo lagu eedeeyay inuu warbixin ka faafiyay Guddi Hogaa*** SII AKHRI ***

Maxaa ka Run ah in Xoogaga Amaanka Ee Hargeysa Oo Xabsiga u Taxaabay Fanaanad Jirdilna u Geystay…

Wararka naga soo gaaraya magaalada Hargeysa ee Waqooyiga Somalia ayaa sheegaya in Xoogaga Amaanka ay xalay Xabisiga u taxaabeen Fanaanad caan ka aheyd Degaanada Dalka, iyadoo lagu eedeeyay iney wax ka sheegtay Heshiiska uu Maamulka ugu oggolaaday Et*** SII AKHRI ***

Ma Dhabaa in Isbedel Lagu Sameynaayo Hogaanka Taliska Ciidamada Xooga Dalka & Sababta…

Hogaanka Villa Somalia oo lagu saluugay hanaanka loo xulo Hogaanada Wasaarada Gaashandhigga iyo Talisyada Ciidamada Xooga Dalka iyo Nidaamka dagaal gelinta ayaa haatan la sheegayaa inuu dhamaad maraayo qorshe dib loogu eegaayo Taliyaha Ciidamada Xoo*** SII AKHRI ***

Kenya Dib uga Fiirsaneysa Heshiis ay horey ula gashay Maamulka Abiy ee Ethiopia & Sababta…

Wararka naga soo gaaraya magaalada Nairobi ee Dalka Kenya ayaa sheegaya in Maamulka Ruto ayaa dib uga fiirsanaaya heshiis dhinaca Korontada ah oo ay horey ula gashay Ethiopia, iyadoo lagu sababeeyay ineysan xiligaan Maamulka Addis abeba uusan buuxin*** SII AKHRI ***

Traveling between Europe and Asia will take longer as Airlines reroute flights after Iran’s attack on Israel..

Airlines are weighing an ever narrowing set of options to fly between Europe and Asia after grappling with airspace shutdowns in the wake of the first direct Iranian attack on Israel from its soil, Several Middle Eastern countries including Jordan,*** SII AKHRI ***

Xafiiska Xeer-Ilaalinta oo Maxkamada Gobolka Weydistay Baaris & Dabagal Akoono Uururka Suxufiyiinta ee SJS…

Macluumaad hordhac ah ayaa laga helayaa Warbixin hordhac ah oo baaris, daba gal iyo xayiraad uu Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud uu gudbiyay Maxkamadda Gobolka Benaadir u gudbiyey kuna sabasn Akoono Dhaqdhaqaaq Ganacsi oo uu sheegay in lagu furay magac*** SII AKHRI ***

Dulmiga Maamulka Borsaani ee Gobolka Benaadir ku hayo Ganacsatada oo Gaaray inuu Dhex Dhigtaan Konteynar Baad lagu Soo Dekeda Mogadishu..

Ku dhawaad Laba sano ayaa la soo wareegtay markii uu Xildhibaanada & Senatorada Baarlamaanka Federaalja u doirteeb inuu Dalka Madaxweyne ka noqdo Xasan Sheekh, iyadoo ay soo shaac baxaayaan in Hogaanka Dikreetada lagu magacaabay ee Gobolka Benaa*** SII AKHRI ***

Maxey Dowlada Turkiga u Adkeysay Transit-kii Dadka Socotada uga Gubdi jireen Dalal Kale..

Waxaa soo shaac baxaaya Amaro adag oo ay Dowlada Turkiga ku soo rogeen Dadka Socotada ah ee Transit-ka ku maraaya Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Istanbul  kuwaasoo ku sii wajahan Dalalka Mexico, Panama, Columbia iyo Venezuela, kadib markii culey*** SII AKHRI ***

Duqeyntii Xooganeyd ee Gantaalada & Drones Iran ee Israel Oo aan ka soo Bixin Natiijo…

Xaalada Amaan ee Gobolka Bariga dhexe ayaa Todobaadyadii u dambeeyay ku suntaneyd mid cakiran, iyadoo Xalay saqdii dhexe ay Ciidamada Iran iyo Xulafadooda Xisbullah, Xuutiyiinta iyo Xoogaga Shiicada Iraq ay weeraro ku qaadeen Dhowr bartilmaameed oo *** SII AKHRI ***

Dagaalka soo Noqnoqday ee Baraawe Oo Xal ka Gaaris u Baahan Sidii loo Xakameyn lahaa Ciidamada Maamulka & kuwa Federaalka..

Waxaa marqaati ma doonto ah in Dagaalka soo Noqnoqday ee Degmada Baraawe uu Xal ka Gaaris deg deg ah u Baahan Sidii loo Xakameyn lahaa Ciidamada Maamulka & kuwa Federaalka, iyadoo ilaa haatan dhinacyadaan ay ka gaabiyeen in xil la iska saaro joo*** SII AKHRI ***

Markabkii Afduubka loogu heystay Xeebaha Puntland Oo Madax-furasho Lacageed Laga Qaatay lana Siidaayay..

Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa Kooxda burcad-badeeda Puntland ee u afduubnaa Markabka MV Abdullah ee laga lahaa dalka Bangladesh ayaa xalay la siidaayay, kadib markii ay ka qaateen lacag madax furasho ah oo gaaraysa 5-Millions US$… Xogo lo*** SII AKHRI ***

Ciidamada Ilaalada Kacaanka Iran Oo Afduubtay Markab Xamuul oo uu leeyahay Ganacsade Israel u Dhashay…

Sida laga soo xigtay Hey’adaha Badaha ee UKMTO waxaa la xaqiijiyay in Ciidamo hubeysan (IRCC) ay afduubteen Markab kuwa Xamuulka qaada uuna iska leeyahay Ganacsade u dhashay Dalka Israel balse ka diiwaan gashan Dalka Portugal, waxeyna la aadeen Xe*** SII AKHRI ***

Ma Dhabaa in Ciidamo Dowlada ka tirsan ay la Baxsadeen Gaari Qori ku xiran yahay Xageysa la Galeen…

Macluumaad dheeraad ah ayaa laga helayaa tiro Ciidamo ka tirsan kuwa la magac baxay Ilaalada Qaranka oo fariisinkoodu ahaa Gobolka Shabeelada dhexe ayaa Habeenkii Ciidul-Fidriga soo galeysa ay la soo baxasadeen Gaari Land cruiser pickup ah oo qori D*** SII AKHRI ***

Ma Dhabaa in Senator Faroole uu ku Sugan yahay Magaalada Hargeysa Maxeysa aheyd Fariinta..

Ilo wareedyo loo qaateen ah ayaa tilmaamaya in Senator Cabdiraxmaan Faroole uu safar qarsoodi ah ku tagay magaalada Hargeysa, wuxuuna kulamo la qaatay Hogaanka Maamulka gooni goosadka Waqooyiga Somalia, iyadoo ka wada hadalay Arrimo dhowr ah… X*** SII AKHRI ***

Maxaa ka Run ah in Kulankii Madaxweynaha & Sheekh Shariif uu ku soo Dhamaaday Natiijo la’aan..

Macluumaad dheeraad ayaa laga helayaa Wada hadalo ilaa xalay ka socday Hoyga Ganacaade Macalin Wali ee magaalada Nairobi, oo kamid ah Ganacsatada iyo Waxgaradka Beelaha Mudulood ee laguna wada hadal-siinayay Madaxweynaha iyo MW hore Shariif Sheekh A*** SII AKHRI ***

Kenya oo soo Bandhigtay Heshiis dhanka Badda ah oo lagu qaboojinayo xiisadda u dhaxeysa Somalia iyo Ethiopia..

Faahfaahib dheeraad ah ayaa laga helayaa qorshe ay Dowlada Kenya soo jeedisay in heshiis dhinaca Badda ah ay galaan Dalalka IGAD, si loo qaboojiyo xiisadda u dhaxeysa Ethiopia iyo Somalia ee ka dhalatay heshiis u ogolaanaya Ethiopia inay saldhig cii*** SII AKHRI ***

Maxey Xiligaan Maamulka Washington ee USA u soo Cusboosiiyeen Digniinaha Amniga ee Magaalada Mogadishu…

Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa Maamulka Washington ayaa markale todobaad gudihiisa haddana soo cusbooneysiiyay Digniin xagga Amniga ah oo ku wajahan magaalada Muqdisho, waxayna kusoo dareen digniinta hadda goobaha laga dukaameysto ee Shacabka i*** SII AKHRI ***

Ma Ka Run ah in Magaalada Nairobi lagu Kulansiinayo Xasan Sheekh & Daniga Puntland Maxaase laga Filan Karaa…

iyadoo Khilaafka u dhaxeeya Maamul Goboleedka Puntland iyo Hogaanka Dowlada Federaalka uu gaaray heerkii ugu hooseeyay ayaa waxaa soo shaac baxaaya Fariimo is-diidan oo dhinacyadaan Warbaahinta isu marinayaan iyo Dadaalo gaabis ah oo la iskugu keena*** SII AKHRI ***

Xaalada Cabsida Dagaal ee Iran & Xulafada USA iyo Israel ee u Dhaxeysa Oo Halis Qarka u Saaran Dagaal Lagu Hoobto..

Kadib weerarkii Diyaaradaha Israel ee ay ku qaadeen bilowgii Bishaan Dhismihii Qunsuliyada Iran ee magaalada Damascus ee Syria, ayaa waxaa soo shaac baxaaya in cabsida abaabul dagaal lagu hoobto uu dhex maro Iran iyo Xoogaga Taabacaan oo dhinac ah *** SII AKHRI ***

Ma Dhabaa in Faraca Amniyaadka ee Kooxda Shababka ay Kaga Horeeyaan Xuuraanka & Xog-Uruurinta..

Daraasad ay soo bandhigeen Wargeyska Sirdoonka ayaa lagu soo dul istaagay in falanqeyn ku aadan hanaan howlgal ee xog-uruurinta, Xuuraanka & lid-Xuuraanka Sirdoonka Dowladda Federaalka iyo Kuwa Kooxda Argagixisada Shababka ayaa lagu xusay in far*** SII AKHRI ***

Ma Dhabaa in Kulan lagu Dhexdhexaadinaayo Madaxweynaha & Sheekh Shariif uu ka Dhici doono Nairobi..

Xogo loo qaateen ah ayaa sheegaya in Madaxweynaha Dowladda Federaalka ayaa lagu wadaa inuu berito Safar Shaqo ku tago dalka Kenya, iyadoo uu la kulmi doono Madaxweynaha Dalkaasi Mr.Ruto, kalana hadli doono Khilaafka Somalia iyo Ethiopia iyo isagoo h*** SII AKHRI ***

Wadada Isku Xirta Degaanada Waqooyi-Bari Kenya & Dalka Intiisa kale oo La Xiray Sababo Amaan..

Wararka naga soo gaaraya Dalka Kenya ayaa sheegaya in Wakaaladda Jidadka Kenya ay xirtay wadada dheer ee xiriirisa Gobolka Waqooyi Bari iyo dalka intiisa kale, kadib cabsi kadhalatay in Daadad xoogan oo ku soo rogmadaan si kedis ah Wadadaan oo halbo*** SII AKHRI ***

Ethiopian Islamic Affairs Supreme Council raises alarm over attacks on Muslims in Amhara region..

The Ethiopian Islamic Affairs Supreme Council has expressed grave concerns over a reported wave of attacks specifically targeting Muslims in the Amhara regional state in recent months, In a statement issued on Tuesday, the Council outlined numerous*** SII AKHRI ***

Hantidhowrka Eedo Culus u Jeediyay Safiirka & Howlwadeenada Safaarada Somalia ee Cumaan..

Gungaar Baariseed oo muddo ay wadeen Howlwadeenada Xafiiska Hantidhowrka guud ee Dowlada Federaalka ay uu ku sameeyey fatashaad xisaabeed Xafiisyada Safaaradda Somalia ku leedahay magaalada Masqat ee dalka Cummaan ayeey soo saareen, iyadoo Eedeo u j*** SII AKHRI ***

Tiro Hoobiyayaal Xalay Lagu Weeraray Xarunta Villa Somalia & Jahwareer ka taagan Duulimaadyada Caasimada…

Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa tiro Hoobiyayaal ah oo xalay saqdii dhexe lagu weeraray Xarunta Villa Somalia ee magaalada Mogadishu, kadib Digniintii Amni ee USA, iyadoo saakay la werinaayo inuu jahwareer ka taagan yahay Duulimaadyadii Caasimad*** SII AKHRI ***

Maxaa ka Run ah in Khilaaf uu soo Kala Dhex Galay Madaxweynaha & Maamulada Jubbaland & Konfur Galbeed…

Sadaasha Siyaasada ee xiligaan Somalia ayaa mooda inuu jiro jahwareer ka taagan jiheynta Siyaasada ee Kooxda Demu jadiid kuwaaso ku fahtay xasilinta arrimaha Gudaha, iyadoo ay horey cabasho u qabeen Maamulka Puntland ayaa hadda waxaa ku soo biiraya *** SII AKHRI ***

A Dubai Company’s staggering land Deals in Africa raise fears about risks to Indigenous livelihoods..

Matthew Walley’s eyes sweep over the large forest that has sustained his Indigenous community in Liberia for generations. Even as the morning sun casts a golden hue over the canopy, a sense of unease lingers. Their use of the land is being threate*** SII AKHRI ***

Maxaa Sabab u ah Ugaarsiga Kooxda Shababka ee Muwaadiniinta Turkiga ee ku Sugan Somalia..

Laga soo bilaabo markii Shirkad Turki ah ku guuleysatay iney dhisto Wadada isku xirta Mogadishu-Afgooye ayaa la tilmaamay inuu bilaawday Ugaarsi Maleeshiyaadka kooxda Shababka Ugaarsiga Muwaadiniinta Turkida, iyadoo 28-dii December 2019-kii la dilay*** SII AKHRI ***

Xoogaga Amaanka Oo Howlgal ku soo Qabtay Gacan-ku-dhiigle Dil ka Geystay Degmada Garoowe..

Wararka naga soo gaaraya magaalada Garoowe ayaa sheegaya in Xoogaga Amaanka ay howlgal ku soo qabteen Gacan ku Dhiigle dil ka geystay gudaha magaalada kadib saacado kooban oo baaris iyo Howl ay fuliyeen Boliiska, iyadoo Bilihii u dambeeyay xaalada A*** SII AKHRI ***

Maxaa ka Run ah in Maamulka Villa Somalia ka Gaabiyay Arrimaha Mideynta Miisaaniyada & Deyn Cafinta Dalka..

Warbixin welwel xambaarsan ayaa sheegaya in Maamulka Xasan Gurguurte oo muddo hal sano iyo bil shaqeyneysay ayaa wajahaysa Miisaaniyad iyo Mushaar Shaqaale la’aan ilaa Sanadkan dhammaadkiisa, Talaabadaan ayaa ugu wacan Maamulo xumo, kaligiis Talis*** SII AKHRI ***

Ma Dhabaa in Khilaaf Hareeyay Kulankii Golaha Wasiirada ee Looga Dooday Dagaalka Laas caanood

Macluumaad ayaa laga helayaa Kulankii xalay ee Golaha Wasiirada oo lagu soo qaatay Dagaalka iyo dhiiga Muwaadiniinta Soomaaliyeed ee daadanaya ee ka socda Magaalada Laas caanood, kaasoo khikaaf hareeyay, isagoo (Ra’iisul Wasaaraha) sheegay iney ar*** SII AKHRI ***

Maxaa Xiligaan isku xiray Dib u Dhaca Demuqaraadiyada iyo Muddo Kororsiga Maamulada Gobolada

Magaalada Mogadishu waxaa xiligaan ku kulmaaya Mas’uuliyiinta Golaha Wadataahiga Qaran, iyadoo ka doodaaya arrimaha hortebinta leh ee Ajnadaha sida, Kheyraadka, Dardargelinta Dagaalada, dhameystirka heshiiska qaab-dhismeedka Amniga Qaranka, Muddo *** SII AKHRI ***

Sidee Looga Soo Kaban karaa Baaxda Dhibaatada Dhaqaale & Hanti ee ay Kooxda Argagixisadu u Geysanayaan Kabayaasha

Inkastoo aysan jirin meel u fiyow naafeynta kaabayaasha dhaqaalaha Shacbiga, kooxda argagixisada Shababka oo aysan waxyeeleyn, hadana waxaa martaaqi ma doonto ah kooxdani naf la caariga ah ay xooga saareyso iney cabsi geliso Kacdoonka Dadweynaha oo *** SII AKHRI ***

Maxaa Madaxda Dowlada Ku Riixay dib u Eegista Heshiiska Shidaalka ee COASTLINE EXPLORATION

Dowladda Federaalka Somalia ayaa sheegtay iney dib u habayn ku sameysay heshiiskii wadaagga wax-soo saarka shidaalka ee Wasiirkii hore Batroolka Cabdirashiid Axmed uu la saxiixday shirkadda Coastline Exploration, iyadoo uu Madaxweynaha oggolaaday He*** SII AKHRI ***

Eedeysane ka mid ah Kooxo Lagu Eedeyay Iney Dhaqaale Ka Dhaceen Nafaqeynta Caruurta Oo Dhaqaale u Diray Farmaajo…

Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa in Eedeysane ka mid ahaa 47-xubnood oo Xafiiska Dacwad oogaha Mareykanka ku eedeeyeen iney xadeen dhaqaale dhan 250-Millions US$, uu dhaqaale ugu yaboohay Gurigii ay Taageerayaasha Farmaajo u qorsheeyeen iney Moga*** SII AKHRI ***

Dowlada Federaalka iyo Tan Galmudug oo Looga Digay Dulaaleyda Dulmiga ku Naaxay ee Konfurta Gaalkacyo

Todobaadkii tagay waxaa mar kale iisha shaashada soo qabtay Dilaalinta muufeysiga muddo dheer ku soo ilma korsanaayay kana taajiray, kuwaasoo ka kooban Hogaamiye kooxeed muddo xoog ku heystay Matalaada iyo Xilal qeybsiga Beesha Degta Konfurta Gobol*** SII AKHRI ***

Abaabul Dagaal oo Laga Dareemay Degaanadii ay Kooxda Argagixisada ka Burburiyeen Ceelal & Baraagado

Ilo wareedyo loo qaateen ah ayaa xaqiijinaaya in degaanada Cadaado, Godinlabe, Baxdo iyo kuwo kale ay ka bilaawdeen abaabul xoogan iyo Hub urursi, kadib markii ay Maleeshiyaadka Kooxda argagixisada Shababka ay burburiyeen tiro Ceelal, Baraagado iyo *** SII AKHRI ***

Ma Dhabaa in Dakhliga Dhaqaale Ee Kooxda Shababka ay ka badan tahay tan Dowlada Federaalka..

Warbixino welwel xambaarsan ayaa muujineysa in Dakhliga dhaqaale uruurinta gudaha Dalka ee kooxda Argagixisada Shababka ay ka badan tahay tan Dowlada Federaalka ka qaado Muwaadiniinta, talaabadaan ayaa cabsi ku abuurtay Shacbiga Soomaaliyeed iney ko*** SII AKHRI ***

Siyaasada Weerarka & Muruq-Muujinta ku dhisan Ee Ethiopia & Habacsanaanta Hogaanka Villa Somalia

Soomaali badan ayaa yaqiinsan in bilowga xiriirka Hogaanka cusub ee Villa Somalia iyo Maamulka Addis Ababa ayaan ku bilaaban wanaag, waxaana muuqato loo arko bilowga colaad siyaasadeed iyo kala fogaasho, talaabadaan ayaa horseeday in dagaal siyaasaa*** SII AKHRI ***

Maamulka Cusub ee Dowladda Federaalka ma ku Guuleysan karaa Xiritaanka Maxkamadaha Shababka

5-tii sano ee u dambeysa Kooxda Argagixisada Shababka ay ku guuleysteen iney adeeg Garsoor oo hufan u fidiyaan Shacbiga magaalada Mogdishu iyo Degmooyinka ku xeeran, iyagoo saldhig ka dhigtay duleedka Magaalada, Kooxdaan ayaa sidoo kale Dekeda Caasi*** SII AKHRI ***

Maxey Hey’adaha Amaanka Uga Gaabiyeen Wax Ka Qabashada Is-Balaarinta Kooxaha Argagixisada

Warbixino Sirdoon ayaa welwel ka muujiyay Dayaca ka muuqda siyaasada Amaanka Gudaha Dalka shantii sano ee ugu dambeysay, kadib markii ay Dowladda Federaalka iyo Hey’adaha Amaanka iyo Sirdoonka ka gaabiyeen iney la socdaan kana hortagaan Isbalaarin*** SII AKHRI ***

Ma Dhabaa In Ra’iisul Wasaaraha Ethiopia la dhigay Isbitaal ku yaal Dalka Imaaraadka Carabta

Macluumaad ayaa laga helayaa xaalada Caafimaad ee Ra’iisul wasaaraha Ethiopia oo todobaaadyadii ugu dambeeyay laga waayay saaxada Siyaasada, iyadoo Dowlada Dalkaasi ay soo food saareen Xaalado Amni oo khatar gelin kara Midnimada Qowmiyaha kala duw*** SII AKHRI ***

Ma Dhabaa in Xisbi-Diimeedka Madaxweynaha ay Dulmi Naaxinayaan Abaartana Ka Faa’iideysanayaan

Dalka Somalia waxaa sanadihii ugu dambeeyay waxaa ka hanaqaday ururo Diimeedyo shaati Siyaasadeed huwan kuwaasoo isku koobay talada Dalka, waxaana xiligaan Adag oo Dalku wajahaayo Abaaro, dagaalo ay wadaan kooxaha Argagixisada iyo Amaan darro baahsa*** SII AKHRI ***

Police whitewash Somali restaurant sign in Ankara, claiming colors ‘used by terrorists’ 

Police whitewash Somali restaurant sign in Ankara, claiming colors ‘used by terrorists’Turkish police on Friday whitewashed the sign of the Somali-owned Saab restaurant in the Kızılay district of Ankara for displaying colors used by Kurdish mi*** SII AKHRI ***