Dabaaldega Ciida

Health

Hambalyo Shacbiga Soomaaliyeed meel kasta ay Dunida Ka joogaan Waxaa Bahda Diinah.com ugu hambalyeeyneynaa Munaasabada Ciidul fidriga, iyadoo ay Munaasabadaan ku soo aaday Xilli adag oo Shacbiga la daaladhacayaan duruufaha adag ee ugu weyn tahay Covid-19…

Dabaal degyo waa weyn ayaa ka socda magaalooyinka dalka inkastoo ciidan ay ka duwan tahay ciidihii hore oo dalka uu saameyn ku yeeshay Cudurka Koroona Fayris.

Dowladd goboleedka Jubbaland ayaa ku dhawaaqday in maanta ay tahay ciid kadib markii bisha Shawaal laga arkay goobo kala duwan oo dalka ah.

36160cookie-checkDabaaldega Ciida