QM oo Dhimeysa Gargaarkii ay ka Fulin jirtay Dalalka Somalia & Yemen & Sababta..
Wararka naga sio gaaraya magaalada New yirk ayaa sheegaya in QM ay sheegtay iney sanadkaan ku qasbanaan doonto iney dib u eegis ku sameyso qorshaheeda gargaarka ee Somalia iyo Yemen, sababo la xiriira dhimista deeqaha bini’aadantinimo ee caalamka,*** SII AKHRI ***