Hobiyayaal Lagu Duqeeyay Xarunta Amisom

Politics

Warar naga soo gaaray ila wareedyo ku sugan Xarunta Xalane ayaa noo xaqiijiyay in Airport Adan Abdulle ee Magalada Muqdishu lagu garaacay tiro dhowr hoobiyayaal ah..

Wararka hordhaca ah ayaa sheegaya inuu jiri khaasaro isugu dhaawac iyo burbur hantiyadeed balse faahfaahintooda dib ayaan kasoo sheegi doona,

28770cookie-checkHobiyayaal Lagu Duqeeyay Xarunta Amisom