Maamulka Hargeysa Oo Ku Dawakhsan Isku Dheeli-Turks Awooda Degmada Lascanood

Share the post “Maamulka Hargeysa Oo Ku Dawakhsan Isku Dheeli-Turks Awooda Degmada Lascanood” FacebookTwitterShare… Maamulka Muuse Biixi ee Hargeysa ayaa ku dawakhsan ka lana kulmay madax-adayg, Maleeshiyo beeleed uu Horjooge u yahay Mahad Cambaashe kadib markii uu horjooguhu ogaaday in Hargeysa Maleeshiyaad u qoreyso Jufada Saleebaan Cali Koore, Wasiirka Warfaafinta maamulka Somaliland.. Horjooge Cambaashe ayaa … Continue reading Maamulka Hargeysa Oo Ku Dawakhsan Isku Dheeli-Turks Awooda Degmada Lascanood