Muwaadin Looga Shakisan Yahay Cudurka…

Health

Xogo caafimaad ayaa tilmaamaya in muwadin Looga shakiyay cudurka coronovirus, ayaa lagu qabtay Garoonka diyaaradaha ee Magaalada Muqdisho, waxaana la sheegay in Saraakiisha wasaaradda Caafimaadka amartay in la siidaayo maadaama aysan jirin meel lagu karantiile…

Runtii Waa nasiib darro iyo Mas’uliyad darro weyn in si bareer ah loogu siidaayo magaalada dadka looga shakiyo cudurka faafaaga ah ee Coronovirus oo Aduunka oo dhan khalkhal geliyay.

Waana gaabis Dhanka dowladda ah oo ay tahay in lagula xisaabtamo! .. magaalo markii horeba go’doon ahayd oo jidwalba laga xiray , haduu ka dhaco caronavirus see dadku u noolaandoonaan, Waa in laga fikiro nolosha Shacabka reer Muqdisho iyo Guud ahaan somalia

Muwaadiniinta Somaliyed Waxaa la gudboon inay isku xilqamaan Sidii Loo ilaalin lahaa saxada, qofkii lagu arko calaamadahah cudurka a Si degdeg ah loogeeyo goobaha Caafimaadka ..

18120cookie-checkMuwaadin Looga Shakisan Yahay Cudurka…