Qorqor Oo Sadbursi Lagu Eedeeyay

Politics

Macluumaad hordhaca ah ayaa laga soo sheegaya in Maamulka Villa Somalia ay oggolaadeen in Golaha Wasiirada Cusub ee Madaxweynaha xilkiisa lagu Mursal yahay Mr.Qoor Qoor uu Magacaabi doono Caleema Saarka Kadib, Beesha Habar Gidir waxay ku Leedahay 7 Wasaaradood oo Hoos Ku Qoran.

Hadaba, su’aali waxey ka taagan tahay sida loogu qeybinaayo in 4-ta Jufo ee Beesha loo kala siiyo Wasaaradaha, iyo in sabursiga la siiyay beeshaan loogu qancinaaya Beelaha kale.

1- Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda & Horumarinta Dhaqaalaha.

2- Wasiirka Wasaaradda Dastuurka.

3- Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha.

4- Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka Cirka iyo Dhulka.

5- Wasiirka Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka Badda.

6- Wasiirka Wasaaradda Jaaliyadaha iyo Dhiirigelinta Maalgashiga.

7- Wasiirka Wasaaradda Dhalinyarada iyo Isboortiga.

27190cookie-checkQorqor Oo Sadbursi Lagu Eedeeyay