Villa Somalia Oo Xarun u Noqtay Kooxaha Dilalka Fuliya

Politics

Xiriir khadka Talefonka (What’s app-ka) dhex maray Xubin Sare oo ka tirsan NISA ka soo jeeda Beesha Mareexaan iyo Horjooge Cabdulahi Aadan Kulane (Jiis-Mareexaan) ayaa looga dooday sidii howlgalo dilal qorshan Magaalada Muqdisho loogu geysan lahaa Godoomiyaha Xisbiyada Mucaaradka Sheekh Shariif Sheekh Axmed…

Macluumaadkaan oo horey qeybo ka mid ahi u baahiyeen Diinah.com ayaa Qeybtaan 2-aad ku soo qaadaneynaa sida ku cad Qoraalka Xiriirka ka dhaxeeya Af-hayeen kale Maleeshiyaadka Kooxda Shabaabka Horjooge Abuu Mascab iyo Horjooge Jiis-Mareexaan Ii xiligaan abaabul Maleeshiyo ka wada Gobolka Gedo isagoo wakiil uga ah Mr.Farmaajo.

Sida idinkaga muuqdo Nambarka +252612740610 waxaa iska leh Cabdullaahi Kulane Jiiz Mareexan waxaayna qoraladiisa ku filan yihiin cadeen inuu toos xiriir ulaleeyahay Alshabaab Horana waxaa uso bandhignay qeybo kamid ah qoraladiisa oo laga dhadhansan karo naceybka uu  uqabo qowmiyada Hawiye iyo Ogadeen

Sidaasi darteed Abdullahi Kulane wuxuu Qattar ku tahay Amniga Qaranka , iyo bad qabka Madaxweyne Shariif Shiekh Ahmed,  madame tiro dhowrjeer uuka fashilmay isku daayo larabo in lagu khaarajiyo ,

,

27320cookie-checkVilla Somalia Oo Xarun u Noqtay Kooxaha Dilalka Fuliya