Waa Kuwii 10-Dal ee Hey’adda IMF ee Deymaha ugu Badan ku Leedahay..

Economie World

Waxaa la aasaasay 1944, Sanduuqa Lacagta Adduunka (IMF) wuxuuna taageeraa kobaca dhaqaalaha ee Dalalka soo koraaya, iyagoo siinaya kaalmo maaliyadeed iyo hagitaan siyaasadaha kor loogu qaadayo xasiloonida, wax soo saarka, iyo fursadaha shaqo abuurka…

Wadamada Saboolka ah waxay amaah ka raadsadaan Hey’adda IMF si ay wax uga qabtaan dhibaatooyinka dhaqaale una xasiliyaan sabeynta maaliyadooda una hirgeliyaan dib-u-habayn qaab-dhismeedka, iyo iney yareeyaan dheelitirnaanta dhibaatooyinka lacag-bixinta.

10-ka Dal Ee Qaanta ugu badan lagu Leeyahay:-

5-ka mid ah 10-ka Dal ee deymaha ugu badan lagu leeyahay ayaa ku yaalla Qaarada Afrika, halka 3-Dal ay ku yaallaan Konfurta Ameerika.

CountryIMF Credit Outstanding ($B)GDP ($B, 2024)IMF Debt as % of GDP
🇦🇷 Argentina32604.35.3
🇪🇬 Egypt11347.63.1
🇺🇦 Ukraine9188.94.7
🇵🇰 Pakistan7374.71.8
🇪🇨 Ecuador6121.64.9
🇨🇴 Colombia3386.10.8
🇦🇴 Angola392.13.2
🇰🇪 Kenya3104.02.8
🇬🇭 Ghana275.22.6
🇨🇮 Ivory Coast286.92.3
326860cookie-checkWaa Kuwii 10-Dal ee Hey’adda IMF ee Deymaha ugu Badan ku Leedahay..