Wasiir Codsaday Is-Casilaad..

Politics

Ilo wareedyo loo qaateen ah ayaa Aarka Diinah blogs u Sheegtay in Wasiirka arrimaha gudaha Cabdi Maxamed Sabriye uu gudbiyey warqad iscasilaad ah, Kadib markii ay isku aragti ka noqon waayeen Arrimaha Degaanada Galmudug Wasiirka 1-aad ee Dowlada Federaalka.

Xogtaan ayaa u tilmaamtay in Wasiirka uu saluugay qaabka loo maareeyay Doorshada iyo in hadda lagu bilaabay Dadka degaanka in la caburiyo iyadoo la xakameeyaan dhaqdhaqaaqayada iyo isu socdka Dadka degaanka.

Wuxuuna sheegay iney Mas’uuliyiin ka saaran tahay dadka degaanka oo soo dhoweeyay Saraakiisha Maamulka Villa Somalia, haddana ay Ciidamada Dowladda bilaabeen iney caburiyaan bulshada.

16940cookie-checkWasiir Codsaday Is-Casilaad..