Ma Dhabaa in Odayaal Dhaqmeed Afduub loogu Geystay Xadka Kenya iyo Somalia..

Africa News Security Somalia news

Wararka naga soo gaaraya magaalada Mandheere ee Dalka Kenya ayaa sheegaya in 4-5 Odayaal Dhaqameed Degaanka ka soo jeeda ayaa maleeshiyaad hubeysan ka wafduubteen gudaha magaalada kalana soo talaabeen Xadka Somalia…

Wararka ayaa sheegaya in Odayaashi ay ka yimaadeen Degaanka Wargaduud si ay u soodhaweeyaan Madaxweymaha Kenya Mr.Ruto oo Magaalada Mandheere maanta safar shaqo ku tagaaya, iyadoo Xoogaga Amaanka ay sheegeen iney ku raad joogaan inkastoo ay u talaabeen Xadka Somalia, inkastoo aysan jirin cid ka daba tagtay.

Dhacdadaan Afduubka ayan aheyn tii ugu horeysay oo lagula beegsado Odayaasha Dhaqanka, iyadoo Horjoogayaasha iyo Maleeshiyaadka ay ugaarsi joogto ku hayaan Odayaasha Dhaqanka, Waxgaradka iyo Macallimiinta Dugsiyada, waxeyna door muhiim sh ka qaataan xoojinta iyo soo celinta kala dambeynta Gobolka Waqooyi bari Kenya.

359470cookie-checkMa Dhabaa in Odayaal Dhaqmeed Afduub loogu Geystay Xadka Kenya iyo Somalia..
Malabow

Mr.Malabow is a Senior Writer and Editor at the Strategic Intelligence, Specializes in writing intelligence reports, geopolitics, military intelligence and organize crime reports.

http://diinah.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *