Mareykanka Oo Muwaadiniintiisa uga Digay iney u Socdalaan 21-Dal.

Security U.S.

Dowlada Mareykanka ayaa balaarisay liiska “Dalalka khatartaha Amni ka taagan yihiin”, iyagoo hadda kula talinaya muwaadiniinta Mareykanka inay ka fogaadaan inay u safraan 21 Dal, Talo bixintaan ayaa lagu fasiray iney hanaanka ugu adag ee lagu xadidaayo safarada Muwaadiniinta u dhashay USA..

Tallaabadan ayaa timid iyadoo ay sii kordhayaan xasilooni darrada caalamka oo ay Dhibaatada iyaga Dalka Israel, Kooxaha Argagixisada, kuwa dembiyada abaabulan ku kaca, iyo xiriirka diblomaasiyadeed ee sii xumaanaya, taasoo muujineysa kororka xakameynta ay Maamulka Mareykanka diiradda ku saarayaan Nidaamka Siyaasadeed ee American-First Amaanka muwaadiniinteeda dibadda uu hoos u dhac ku yimid kadib markii uu talada Dalka la wareegay Mr.Trump.

Wadamadee Ku Jira Liiska ‘Ha u Safrin’?
waxaa ka mid ah:-

Afghanistan
Belarus (goobaha xudduudaha)
Burkina Faso
Jamhuuriyadda Afrikada Dhexe
Haiti
Iran
Irak
Libiya
Mali
Nord Korea
Russia (gobolada gaarka ah)
Somalia
Konfurta Sudan
Sudan
Syria
Ukrein
Venezuela
Yemen

371050cookie-checkMareykanka Oo Muwaadiniintiisa uga Digay iney u Socdalaan 21-Dal.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *