Deyn Cafinta Iyo Dadka Muqdisho..

Politics


Guddiga fuinta ee Banka Adduunka iyo Hay’adda Lacagta Adduunka ee IMF ayaa shaaca ka qaaday in Somalia ay u qalantay in deynta laga cafiyo.

Dakhliga kordhay ee ay sheegayaan IMF iyo World Banka ee shurudaha Deyn Cafinta lagu xiray Cida laga qaaday waa dadka Muqdisho.

Haddaa si kale u dhigo canshuurta ay bixiyeen reer Muqdisho waxay door muhiim ah ka qaadatay barnaamijka deyn cafinta, inkastoo Muqdisho tahay caasimadda dalka, hadana mudnaanteeda ama mahadcelinteeda lama siin dadka reer Muqdisho oo qeybta ugu weyn ku lahaa deyn cafinta, maadaama ay yihiin canshuur bixiyaha kaliya ee Dalka.

16910cookie-checkDeyn Cafinta Iyo Dadka Muqdisho..