Wararka hordhaca ah ayaa sheegaya in Dhalinyaro Soomaaliyeed oo ku xiran xabsi ku yaal dalka IIRAAN, ay qeylo dhaan ka saareen xaaladooda nolaleed.
Waxeyna ka codsadeen dowladda iyo dhammaan Hey’adaha Xuquuqda Aadanaha in loo istaago sidii xabsigaasi looga siideyn lahaa oo ay ku dhibaateysan yihiin.
Dhalinyarada ayaa sheegay in ay ku xiran yihiin dhanka xuduuda u dhexeysa Turkey iyo Iran, Dhalinyarada aya isugu jira shan (5) rag iyo (3) dhalinyaro oo gabdho ah.
162500cookie-checkDhalinyaro Somali Ah Oo Ku Dhibateysan..