Drone Lagu Sahmiyay Xarunta NISA

Politics

Diyaarad Drone ah, ayaa galabta laba jeer dul-martay xarunta hay’adda Nabad-Sugidda iyo Sirdoonka ee NISA, sida ay ilo-wareedyo lagu kalsoon yahay u sheegeen Diinah.com…

Xogtaan ayaa tilmaamtay in Diyaaradda oo joog hoose ku duuleysay ayaa aad ugu dhowaatay xarunta NISA, Video-na ka diubtay, talaabadaasi oo horseeday in ilaalada xarunta ay rasaas ku furaan, markaas kadib oo la sheegay in diyaaradda ay dib u laabatay.

Illaa iyo hadda si rasmi looma xaqiijin karo dalka laga leeyahay diyaaraddaas Ama Iney tahay mid ay Dad gaar ah leeyihiin, Sidoo kale lama yaqaano halka ay kasoo kacday, hase yeeshee ilo-wareedyo ka tirsan NISA ayaa sheegay inay tuhunsan yihiin in diyaaraddaas laga leeyahay Imaaraadka Carabta.

24490cookie-checkDrone Lagu Sahmiyay Xarunta NISA