Kenya Oo Joojisay Kulankii 3-Geesoodka Ahaa..

Politics

Qoraal ka soo baxday Dowlada Kenya ayaa lagu sheegay iney dib u dhigtay Safarka Madaxweyne Farmaajo ee lagu waday inuu Maalinta Isniinta ku tago magaalada Nairobi ayaa la baajiyay, sidoo kale waxaa baaqday shirkii saddex geesoodka ee 16ka bisha Maarso lagu ballansanaa in aay ku yeeshaan hoggaamiyaasha Somalia, Kenya iyo Itoobiya.

Xogtaan ayaa u sheegtay Diinah.com in dowladda Kenya ay dib dhigtay wadahadalkaas kadib markii uu MW Farmaajo kala bixi waayay ciidamadii uu geeyay gobolka Gedo muddadii loo qabtay oo ku ekeyd maanta oo Jimco 3 Galabnimo.

Wixii arrintaa ku soo kordha dib ayaan idinkala socodsiin doonaa

21980cookie-checkKenya Oo Joojisay Kulankii 3-Geesoodka Ahaa..