Khilaaf Xoogan Oo U Dhaxeeya Wasiirka A.Dibeda Iyo.

Politics

Macluumaad hordhaca ah ayaa laga helayaa Khilaaf xargo goostay oo in muddo ah soo jiitamayay oo u dhaxeeyay Wasiirka Arrimaha dibadda iyo Wasiiru dowlaha ayaa bannaanka yimid…

Wararka hordhaca ah ayaa sheegaya in Kadib markii In muddo Khilaaf xoogan oo Dhanka awooda ah oo u dhaxeeyay Wasiirka iyo Wasiiru Dowlaha Wasaarada Arrimaha Dibada ee Dowlada Federaalka, kuna Aadan awoodaha shaqo iyo magacaabista xilalka, ayaa waxaa soo shaac baxay waraaqo is burinaya oo ku saabsan is bedel lagu sameynayo Agaasime waaxeedyo wasaaradda ah, iyagoo adeegsanaya awooddahooda, waxaana hakad ku jira howlaha Wasaarada.

Dagaalkaan ayaa lasheegay inuu daaha gadaashiisa ka riixaayo Adeege Fahad Yasin oo qaraabo hoose la’ah Wasiiru Dowlaha, isla markaasna si dadban u maamula Xafiisyada Madaxtooyada iyo NISA.

22940cookie-checkKhilaaf Xoogan Oo U Dhaxeeya Wasiirka A.Dibeda Iyo.