Hoobiyayal Lagu Weeraray Xarunta Amisom..

Politics

Wararka naga soo gaaraya xarunta Xalane ee fadhiga u ah Ciidamada Amisom iyo Xafiisyada UN-ka ayaa caawa waxaa lagu weeraray Hobiyaal, kuwaasOo iska soo daba dhacay Lama oga khasaaraha ka dhashay weerarka…

Wararka hordhaca ah ayaa sheegaya in ilaa 3-Hoobiye ay ku dhaceen xeyndaabka Xarunta Xalane, Ma jirto war ka soo baxay Maamulka Farmaajo,UN-ka (Somalia) iyo AMISOM ee la xiriirta weerarka caawa lagu qaaday Xarunta Xalane, Warar dheeraad ah ee la xiriira weerarka caawa gadaal ayaan idinkaga soo sheegi doonaa.

22910cookie-checkHoobiyayal Lagu Weeraray Xarunta Amisom..