Ma Dhabaa in Labadii Muwaadin ee Somalia u Dhashay loo Dhoofinaayo Dalka Mareykanka..

Africa News Somalia news

Macluumaad ayaa laga helayaa Diyaarad khaas ah oo Hey’adda Baarista Dembiyada Mareykanka (FBI) oo ka soo kacday Magaalada Lisbon ee Dalka Portugal ayaa soo gaartay magaalada Nairobi, waxaana lagu wadaa iney qaado xubno Eedeysanayaal Soomaali ah oo shalay galab laga afduubtay Wadada Jabavu road ee magaalada Nairobi ee Dalka Kenya.

330610cookie-checkMa Dhabaa in Labadii Muwaadin ee Somalia u Dhashay loo Dhoofinaayo Dalka Mareykanka..
Malabow

Mr.Malabow is a Senior Writer and Editor at the Strategic Intelligence, Specializes in writing intelligence reports, geopolitics, military intelligence and organize crime reports.

http://diinah.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *