Ma Dhabaa In Tiro Wasiiro ah Ay iskaIs-Casilayaan Dowladda Rooble

Somalia news

Warbixino hordhac ah oo laga helay ilo wareedyo loo qaateen ah ayaa sheegaya in Maamulka Fashilmay Ee Farmaajo uu ku cadaadinaayo tiro Wasiiro ah oo ka tirsan Dowladda Federaalka iney iska casilaan Xilalka ay hayaan si culeysyo loo saaro Wasiirka 1-aad Mr.Rooble…

Xogtaan ayaa Warsidaha Diinah.com news u sheegtay kadib markii uu Fashilmay dadaaladii waan waantii ay wadeen Gudoomiyihii Hore Ee Baarlamaanka Mr.Mursal iyo Mr.Qorqor, ayaa waxaa soo shaac baxaaya I. Farmaajo & Fahad ay si hoose u wadaan in si wadar ah isku casilaan Tiro Wasiiro ah oo ka tirsan Dowladda Rooble.

Qorshahaan ayaa lagu fasiray ujeedada ka dambeysay iney sidii dib loogu dhigi lahaa Dhameystirka Doorashada Aqalka Sare iyo bilowga Howlaha Doorashada Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka,, iyadoo Wasiirada Arrimaha Dibeda, Qorsheynta, Maaliyada iyo Difaaca ay sheegeen iney diyaar u yihiin iney Xilka iska casilaan.

142560cookie-checkMa Dhabaa In Tiro Wasiiro ah Ay iskaIs-Casilayaan Dowladda Rooble