Maxaa Keenay Diyaarad Kaliyah Loo Fasaxo Duulista

Health

Waxaa welwel iyo cabsi laga muujiyay in Maamulka Farmaajo uu u oggolaaday in Ethiopia Airline ay ufasaxan tahay in duulimaadka caalamiga ka fuliso gudaha dalka…,

Sida aan wada ognahay Maamulka dalka Waxey dhawaan ku dhawaaqeen in Somalia laga helay hal-kiis oo Coronavirus (COVID-19) , taaso markii dambe bayn noqotay rati kacsi lagu raadinaayay Dhaqaale.

Wixii kadanbeeyay Dowlada Soomaaliya waxaay dadaal dheer ugu gashay sidii ay dalka kusoo galin laheyd muwaadiniin Soomaaliyeed oo qaba caabuqa Coronavirus,

Waxaay xiriir kala sameeysay Dowladaha  China iyo Iiraan , sidii ay ufududeen lahayeen in ay Dowlada Soomaaliya kusoo wareejiyan dad Soomaali oo qaba caabuqa Coronavirus,

Nasiib xumo arrintaas ma aysan aqbalin China iyo Iran,  waxaay Dowlada Soomaaliya goaansatay in lagu nasiibsado bal in Ethiopia airline aysoo qaado qof qaba caabuqa Coronavirus,

Maxaay Dowlada Soomaaliya dadkeeda qatartaas ugu horseedeysa una rabtaa inuu caabuqa Coronavirus kadilaaco Soomaaliya?

Kadib markii QM ay dhaqaalo ugu yaboohday in wadankii uuka dilaaco caabuqa Coronavirus ay ku bixineyso,  sidaasi darteed  DFS iyadoo ka faaideysaneyso dhaqaalahaas waxaay bilaawday ineey dalka keento dad qaba Caabuqa Coronavirus balse ilaa hada hal kiisna ma aysan helin.

Hadii uu Soomaaliya uu ka dilaaco caabuqa Coronavirus DFS awood ay ku xakameeyso maleedahay ?

DFS awood uma lahan ineey ku xakameeyso caabuqaas oo ka qeylisiiyay Dowlada quwada 1aad ee Caalamka sida US , Rassia,  UK Iran , China , Italy,  Germany iyo France

Waxaa nasiib daro wayn ah in Dowladii masuulka ka aheyn ilaalinta Amniga iyo badqabka  Nolosha Bulshada Soomaaliyeed in ay dalka u horseedeyso Qattar heerkaas la eg oo ay dalka soo galiso caabuqa Coronavirus iyadoo ka fikireyso dhaqaalo.

23960cookie-checkMaxaa Keenay Diyaarad Kaliyah Loo Fasaxo Duulista