Mishin kuwa Kilyaha ah Oo Isbitaalka Turkiga La Geeyay

Health

Macluumaad hordhaca ah ayaa laga soo sheegaya Mashiin kuwa Kilyaha lagu dhaqo ayaa goor dhow laga soo bixiyay Isbitaalka Digfeer, Waxaana la geeyay Isbitaalka Yardimeli, halkaasoo uu ku xanuunsanayo Xildhibaan Aadan Moobleen….

Xogtaan ayaa Diinah.com u sheegtay in Dadku isla dhex mariyeen in Mashiinkan uu yahay midkii maalmo ka hor laga qaaday Isbitaalka martiini ee la geeyay Madaxtooyada, inkastoo Mishinkaasi ahaa Kan neefasashada (Ventilators).

Mishinkaan ayaa la sheegay in Xubno uu hormuud u yahay Gudoomiye Kuxigeenka Barlamaanka iyo Askari wata Gaari Boliiska uu leeyahay lagu qaaday.

28220cookie-checkMishin kuwa Kilyaha ah Oo Isbitaalka Turkiga La Geeyay