Safaarada Cusub Iyo Mashaariicda Maqaarsaarka Qatar

Politics

Waxaa dhamaad ku dhow qorshe ay Maamulka Dooxa ayaa safaarad cusub ka dhisaneysa magaalada Muqdisho, inkastoo uu dib u dhac uu ku yimid qorshiihii loogu hibeeyay Dhulkii Xarunta Ciidamada Badda ee degmada Kaaraan ee Magaalada Muqdisho.

Muranka ka dhashay Dhulkaasi oo muddo dheer Soo jiitamaayay isla markaasna Khilaaf xoogan uu ka dhex dhaliyay Senator Muuse Suudi iyo Villa Somalia, iyadoo ay horseeday in la hakiyo qorshahaasi. Ilaa hadda lama yaqaano Dhulka loo qorsheeyay, Safaaradda Qatar ee Soomaaliya ayaa la filayaa inay noqoto tan labaad ee ugu weyn ee Soomaaliya, kadib midda Turkish-ka.

Middle East Monitor, ayaa warka dhismada safaaradda cusub kasoo xigatay sarkaal ka tirsan wasaaradda warfaafinta Soomaaliya, oo lagu magacaabo Cabdiraxmaan Axmed oo sawirada naqshadda safaaradda ku shaaciyey Twitter.

Qatar ayaa Maahariic marin habaabin ah, maaweelo iyo faro galin ku heysay Somalia 3-sii sano ee ugu dambeysay, waxayma sheegatay iney ka billowday fulinta mashruucyo horumarineed oo dhowr ah been abuur ah sida dayactirka Wadooyinka Muqdisho-Afgooye iyo Muqdisho-Jowhar.

Sidoo kale waxey balanqaaday iney maalgelineyso dhismaha dekedda cusub ee magaalada Hobyo, taasoo noqotay “Dhedo Roob noqon weysay yaan ka tegin Gaadiidkii macmalka (Second hand) ee loogu deeqay Ciidamada Dowlada

24380cookie-checkSafaarada Cusub Iyo Mashaariicda Maqaarsaarka Qatar