Wasiirka Amniga:-Farmaajo Wuxuu Jeclaan lahaa in Kooxda Shabaabka uu dalka u gacan-geliyo…

Somalia news

Wasiirka Amniga DFS Cabdullaahi Maxamed Nuur, oo wareysi siiyay Warbaahinta gudaha ayaa ku eedeeyay Madaxweyne Farmaajo in uu diyaarinayo qorshayaal halis ku ah dalka, kuwaas oo uu doonayo in uu Villa Somalia isaga sii dhex joogo, kaddib markii uu ogaaday in uusan doorasho dhacdaa uu guul-darro kala kulmi doono…

Wasiir Cabdullaahi ayaa xusay in Farmaajo uu jeclaan lahaa in uu dalka gacanta u galiyo kooxda argagixisada ah ee Shabaabka, ayna jiraan khataro dalka kusoo wajahan.

Waxaa uu ku eedeeyay Midowga Africa in loo dhexmarayo qorshe la doonayo in la isaga horkeeno shacabka Soomaaliyeed iyo Ciidanka AMISOM. Wasiirka ayaa tilmaamay in uusan Francisco Mediara uusan dalka kusoo laaban doonin.

181400cookie-checkWasiirka Amniga:-Farmaajo Wuxuu Jeclaan lahaa in Kooxda Shabaabka uu dalka u gacan-geliyo…