Wasiirkii Gashandhigga Suudan Oo Geeriyooday

Politics

Wasiirkii wasaaradda Difaaca ee wadanka Suudaan Jen Jamaaludiin Cumar ayaa u geeriyooday  wadno Xanuun Ku Soo Booday…

Wasiirka ayaa xiliga uu geeriyooday wuxu ka qaybgalayay shir nabadeed oo lagu dhexdhexaadinayay dowladda koonfurta Suudaan iyo Mucaaradka wadankaasi, shirkan ayaa ka dhacayay Magaaladda Jubba.

Wasiir Omar ayaa ka mid ahaa gollaha Kumeel gaarka ah ee  Maamula wadanka Suudaan ee xukunka kala wareegay madaxweynihi hore ee Suudaan Cumar Xasan Al-Bashir.

24090cookie-checkWasiirkii Gashandhigga Suudan Oo Geeriyooday