Qarax Xoogan Oo Ka Dhacay Muqdisho

Health

War Deg deg ah:- Wararka hordhaca ah ayaa sheegaya in Nin Naftiis halige ah uu isku qarxiyay Suuq-yaraha Ku yaal Taalada Sayidka hoose ee Degmada Howlwadaan..

Qaraxaan ayaa ka dhashay Khasaare nafeed, iyadoo goobtaasi ay ku qayili jireen Ciidamada Dowlada ee wadada Sayidka ilaalaya iyo asxaabtooda.

La Soco Wixii ku soo Kordha..

24120cookie-checkQarax Xoogan Oo Ka Dhacay Muqdisho