Wufuud Ku sii jeeda Dhuusa mareeb

Somalia news

Wufuuda ka qeyb galeysa shirka Wadatashiga ayaa maanta ku wajahan Dhuusamareeb, sida Madaxda dowladda Federaalka, dowlad Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir, iyadoo magaalada Dhuusamareeb ay ka socoto qaban qaabada soo dhoweynta wufuuda…

Waxaa horay u gaaray magaalada Ilaalada Madaxda iyo Kooxda Hab maamuuska u ah, kuwaasoo ka kala socda Dowlad Goboleedyada Jubbaland iyo Puntland.

Kulanka oo maanta 1 February ku qorsheysnaa ayaa dib uga dhici doona furitaankiisa gelinka hore ee maanta, iyadoo lagu wado in caawa uu furmo Shirka marka dhammaan wafuuda ay tagto magaalada Dhuusamareeb ilaa galabta ama caawa.

91180cookie-checkWufuud Ku sii jeeda Dhuusa mareeb