Kadib markii Uu Maamulka Fashilmay Ee Farmaajo uu ku dhawaaqay inuu soo celiyay Xiriirkii kala dhaxeeyay Dowladda Kenya, isla markaasna hor-istaagay laba diyaaradood Oo Qaad Sida una digay Wakiilada Diyaaradaha ka shaqeeya Somalia iyo Kenya…
Dowladda Kenya ayaa markeeda joojisay dhammaan duulimaadyada ka imaanayay Somalia, marka laga reebo gurmadka caafimaadka iyo diyaaradaha arrimaha bani’aadanada muddo saddex bilood.
Talaabadaan ayaa u muuqata mid Xiriirkii labada Dal uu gaaray heerkii ugu xumaa, iyadoo loo sababeynaayo Naas-nuujinta Xasan Farmaajo oo Qandaraas ku heysta Qaadka Ethiopia.
Dhaxdhaxaadintii Qatar xagey ku dambeysa oo lagu tilmaamay iney fududeysay soo celinta xiriirka labada Dal!!?
1180900cookie-checkDowladda Kenya Oo Joojisay Duulimaadyada Somalia