Wasiirka 1-aad ee Dowladda Xil gaarsiinta Mr.Rooble oo Caawa ka hadlay kiiska Ikraan Tahaliil Faarax ayaa sheegay in aan lagu qanci karin xogtii Hay’adda Nabad Sugidda ka soo saartay dilka Ikraan Tahliil oo aheyd gabar u shaqeyneysay heyadaas oo la waayey labo bilood ka hor…
Mr.Rooble oo caawa la hadlay Warbaahinta dowlada faray Agaasimaha NISA inuu 48 saac gudahood ku soo gudbiyo warbixin dhammeystiran, shacabkana ugu baaqay in ay is dajiyaan.
1388500cookie-checkRooble Oo NISA U Qabtay 2-Maalmood