Musaveni Ayaa Ku Hanjabay Inuu Ciidamadiisa Somalia Kala Baxaayo

Africa News

Madaxweynaha Dalka Uganda Mr.Musaveni ayaa ka digay iney suurto gal tahay inuu go’aansaday inuu Ciidamadiisa kala baxo Dalka Somalia sababo la xiriira Ismaandhaafka Siyaasadeed Ee u dhaxeeya Madaxweynaha iyo Wasiirka 1-aad, kaasoo gaaray heerkii ugu hooseyso…

Mr.Musaveni oo wareysi siiyee Tv-ga France 24, ayaa Wuxuuna is-qabqabsiga ku tilmaamay “AIDS-ka Siyaasadeed”, isla markaasna uu dalkaasi khatar ugu jiro inuu. Burrburo sidii Afghanistan oo kale, isagoo ugu baaqay UN-ka, UK, EU-da iyo AU-da iney si deg deg ah Xaalada u soo fara geliyaan.

Ilo wareedyo Ayaa Warsidaha Diinah.com news u xaqiijiyay in Wakiilada Beesha Caalamka ay Xerada Afisioni ugu yeereen Maanta Mr.Farmaajo, iyagoo la sheegay iney gacanta u gelin doonaan Qoraal ka hadlaaya Xaalada uu dalka u horseeday iyo in Isaga Fahad loo aqoonsan doono iney yihiin Qaswadayaal (Spoilers).

President Museveni has warned he might decide to pull out Ugandan troops from Somalia over the political squabbles in the war-torn country. Museveni said Somalia is beset by infighting between its leaders, which he described as “political AIDS”. In an interview with France24 TV airing this Thursday, Museveni said he was tired of the endless political wrangles in Mogadishu.

140010cookie-checkMusaveni Ayaa Ku Hanjabay Inuu Ciidamadiisa Somalia Kala Baxaayo