Wasiirka Amniga Oo Wareysi Siiyay SNTV

Somalia news

Wasiirka cusub ee wasaaradda amniga gudaha C/llaahi Maxed Nuur Ayaa u sheegay STNTV in uu amniga caasimada iyo guud ahaan dalka wax weeyn ka qabandoono uuna gacanta ku dhigi doono…

Wasiirka ayaa sidoo kale hoosta ka xariiqay in Kiiska Ikraan Tahliil tahay national issue dambiilayaasha ku lug lahaana cadaalada la hor keeni doono. Waxa uu sheegay in dhanka kale dambiile dambe uusan ka duuleeyn Airporka Muqdisho haduu ka soo degtana cadaalada la waafajin doono.

140040cookie-checkWasiirka Amniga Oo Wareysi Siiyay SNTV