Tiro Badan Oo Kaluunka Nooca Homborada oo ku soo Caariyay Xeebaha Gobolka Bari…

Security Somalia news

Wararka naga soo gaaraya Degaano hoos yimida Gobolka Bari ee Somalia ayaa sheegaya in tiro badan oo Kaluunka noica Hombarada ku soo caaryey Xeebaha, iyadoo aan tiradiisa rasmiga ah aan la sheegi karin, balse dadka Degaanka ayaa ku qiyaasay in tirada kalluunka ay kor u dhaafeyso ilaa 100…

Wararka ayaa sheegaya in ka badan 100 Kaluunka nooca Homboro (dolphin) ayaa ku soo caariyay xeebta Mareero oo u dhow magaalada Boosaaso ee Puntland, waqooyi-bari Somalia, qaar weli nool oo la halgamaya sidii ay u noolaan lahaayeen, Waxaa la rumeysan yahay in sunta lagu daadiyay xeebaha Dalka Somalia ay sababtay masiibadan.

Soomaaliya ayaa ah kuwo dayacan oo aan lahayn ciidan badeed oo sax ah oo ilaaliya. Taasi waxay keentay in laga faa’iidaysto kheyraadka badda ee kala duwan, iyadoo Dowlada Federaalka iyo Maamulada Gobolada ay heshiisyo aan laga fiirsan la galaan Shirkado iyo Dowlado Shisheeye kuwaaso xaaluf ba’an iyo dhibaato aan dhamaan ku haya Badda Somalia.

358080cookie-checkTiro Badan Oo Kaluunka Nooca Homborada oo ku soo Caariyay Xeebaha Gobolka Bari…
Malabow

Mr.Malabow is a Senior Writer and Editor at the Strategic Intelligence, Specializes in writing intelligence reports, geopolitics, military intelligence and organize crime reports.

http://diinah.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *