Raโiisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Somalia, Mudane Hamza Abdi Barre ayaa maanta magacaabay xubnahan cusub ee Wasiirrada ee Xukuumadda JFS ee kala ah:
- Md. Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi โ ๐ช๐ฎ๐๐ถ๐ถ๐ฟ๐ธ๐ฎ ๐ช๐ฎ๐๐ฎ๐ฎ๐ฟ๐ฎ๐ฑ๐ฑ๐ฎ ๐๐ฎ๐ฎ๐๐ต๐ฎ๐ฎ๐ป๐ฑ๐ต๐ถ๐ด๐ด๐ฎ
- Md. Cabdiqaadir Maxamed Nuur โ ๐ช๐ฎ๐๐ถ๐ถ๐ฟ๐ธ๐ฎ ๐ช๐ฎ๐๐ฎ๐ฎ๐ฟ๐ฎ๐ฑ๐ฑ๐ฎ ๐๐ฒ๐ธ๐ฒ๐ฑ๐ฎ๐ต๐ฎ ๐ถ๐๐ผ ๐๐ฎ๐ฎ๐ฑ๐ถ๐ถ๐ฑ๐ธ๐ฎ ๐๐ฎ๐ฑ๐ฑ๐ฎ
- Md. Maxamuud Axmed Aadan (Geesood) โ ๐ช๐ฎ๐๐ถ๐ถ๐ฟ๐ธ๐ฎ ๐ช๐ฎ๐๐ฎ๐ฎ๐ฟ๐ฎ๐ฑ๐ฑ๐ฎ ๐๐ฎ๐ป๐ฎ๐ฐ๐๐ถ๐ด๐ฎ ๐ถ๐๐ผ ๐ช๐ฎ๐ฟ๐๐ต๐ฎ๐ฑ๐ฎ๐ต๐ฎ
- Md. Maxamed Faarax Nuux โ ๐ช๐ฎ๐๐ถ๐ถ๐ฟ๐ธ๐ฎ ๐ช๐ฎ๐๐ฎ๐ฎ๐ฟ๐ฎ๐ฑ๐ฑ๐ฎ ๐๐ฎ๐ฎ๐ฑ๐ถ๐ถ๐ฑ๐ธ๐ฎ ๐ถ๐๐ผ ๐๐๐๐น๐ถ๐๐๐ฎ ๐๐ฎ๐๐ฎ๐ฑ๐ฎ
- Md. Maxamed Cabdiqaadir Cali โ ๐ช๐ฎ๐๐ถ๐ถ๐ฟ๐ธ๐ฎ ๐ช๐ฎ๐๐ฎ๐ฎ๐ฟ๐ฎ๐ฑ๐ฑ๐ฎ ๐๐ต๐ฎ๐น๐น๐ถ๐ป๐๐ฎ๐ฟ๐ฎ๐ฑ๐ฎ ๐ถ๐๐ผ ๐๐ถ๐๐ฎ๐ฎ๐ฟ๐ฎ๐ต๐ฎ
- Md. Maxamuud Cabdiqaadir Xaaji (Jeego) โ Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada
- Mw. Sahuur Xaaji Culusow Xasan โ Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Tamarta iyo Biyaha
- Md. Sulub Axmed Firin โ Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Amniga Gudaha
- Md. Maxamuud Cabdullaahi Axmed (Abukaate) โ Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha
- Mw. Aamina Xuseen Cali โ Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha bulshada
- Md. Xuseen Cali Xaaji โ Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Deegaanka iyo Isbedelka Cimilada
- Mw. Fartuun Cabdiqaadir Faarax โ Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda
- Md. Maxamed Aadan Maxamed (Baydhabo Janaay) โ Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga & Horumarinta Dhaqaalaha
- Md. Maxamed Xuseen Abuukar (Gaaraxo) โ Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Howlaha Guud, Dib-u-dhiska iyo Guriyeynta
- Mw. Dahabo Suusow Muunye โ Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha
- Md. Cismaan Axmed Macow โ Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka
3642600cookie-checkWasiirka 1-aad oo Isku Shaandheyn ku sameeyay Golaha Wasiirada..