Share the post "Dhismaha Safaarada Somalia Ee Nairobi & Dalalka Ka Wakiilka Noqon Doona"
Xeerka heshiiska diblomaasiyadda Caalamiga ee Viena Convention sanadkii 1961 wuxuu dhigayaa haddii aad xiriir u jartid ama xiriirka uu burburo dal aad Safaarad ku leedahay dhismaha Safaaradda iyo hantida dhex taal waxaa loo wakiishaa dalka siyaasad ahaan aad isugu dhow yihiin.
Somalia dalkee ayay u wakiilaneysa ama amaanadeeda u dhiibaneysa hantida iyo dhismaha Safaaradda Somalia ee Nairobi, marka ay la soo baxdo Diblomaasiyiinteeda todobaadka soo socda.
- Qatar
- Ethiopia
Fiiro gaar ah:- Sanadkii 2016 markii dowladda Somalia ay xiriirkii u jartay dalka Iiraan, waxay hantida iyo dhismaha Safaaradda Somalia ee Tehran u wakiilatay dalka Nigeria, hadaba yaa loo Xil saartay Danaha iyo dhismaha Safaarada Somalia Ee Nairobi (Kenya).