Duqaymo Daacish lagula beegsaday Koonfurta Togga Miiraale..

Domestic News Security Somalia news

Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa duqeymo ay fuliyeen Diyaaradaha dagaalka dowladda Maraykanka oo hawlgallada cirka ka taageera Somalia ayaa Degaano ka tirsan Buuraleeyda Cal-miskaad ee Gobolka Bari, sida lagu xusay qoraal ay soo saareen..

Qoraalka ayaa lagu xusay in Diyaaradaha Drones-ka ay beegsadeen haraadiga Daacishtii er markii 3-aad laga saaray ceelka Miiraale, duqeynta ayaa ka dhacday konfurta kaga beegan Ceelka inkastoo aan la ogeyn khasaaraha ka dhashay, kooxda argagixisada Daacishta ayaa weli ku xoogan buuraha ku gedaaman Gobolka Bari Somalia.

Saraakiisha Amaanka Puntland ayaa sheegay in howlgalada ka dhanka ah kooxaha argagixisada bilaha soo socda uu sii socon doonaan illaa laga cirib tirayo gebi ahaanba khatar castes oo amni darro ah oo ka jirta degaannada maamulka puntland.

374920cookie-checkDuqaymo Daacish lagula beegsaday Koonfurta Togga Miiraale..

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *