Sida ku cad warqada tixraaceedu yahay XK/HSNQ/0217/19 ku taatiikheysan Nov, 09, 2019, ujeedadeedu tahay HAKIN SAFAAR, Warqadaaso kasoo baxday Xafiiska Kaalinka ee Horjooge Abdullahi Kulane Jiis-Mareexan, kuna socotay Madaxa Sirdoonka Gobolka Benadir, iyadoo ogeysiiska ku lahayeen Agaasimaha Guud ee NISA,Wasiirka Amniga & Madaxweynaha JFS Mr. Farmaajo…
Horjooge Abdullahi Kulane Jiis-Mareexaan oo amar ka heysta Mr.Farmaajo ayaa warqada ku xusan in la hakiyo safarka Madaxweyne Shariif Shiekh Ahmed & Madaxweyne Hassan Shiekh.

Mareegtada Diinah.Com ayaa horay usoo bandhigtay xogo muujinayaa iskudayo lagu doonayo dilka Madaxdii Hore Qaranka Shariif Shiekh Ahmed & Hassan Shiekh Mohamud taaso ay maleegayaan NISA , Xoogaga Wadaniyiinta & Alshabaab kuwaaso sitoos u hoostaga Dowlada Qatar .