Hey’ada Duulista Rayidka oo Digniino u Dirtay Shirkadaha Diyaaradaha Ethiopan & Flydubai..

Africa News Somalia news

Macluumaad hordhac ah ayaa laga Qoraalo digniino xambaarsan oo ay soo saartay, iyadoo Hey’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed (SCAA), digniinadaan oo qoraal ahaa ugu digtay Shirkadaha Diyaaradaha Ethiopia Airlines iyo Flydubai kuna aadan Websaadyadooda laga buuxsado Tikidhada oo khaladaad lagu arkay…

Wararka ayaa sheegaya in Qoraalka lagu amray iney saxaan Khaladkaasi oo Somaliland ku qoran, hadii ay u hogaansami waaye laga qaadi doono talaabo la xiriirta meel ka dhaca Jiritaanka iyo Midnimada dhuleed ee Qaranka Soomaaliyeed, Talabaadan ayaa u muuqata mid lagu saxaayo khaladaadka Shirkadahaan oo joogto noqday.

340360cookie-checkHey’ada Duulista Rayidka oo Digniino u Dirtay Shirkadaha Diyaaradaha Ethiopan & Flydubai..