Ma Dhabaa In Galdacwadeed Laga Diyaariyay Farmaajo

Somalia news

Macluumaad hordhaca ah ayaa laga helayaa Dacwado dhan ka ah Farmaajo, tiro Saraakiil ah iyo Taliska Sector 3-aad Ee Ciidamada Amisom (Ethiopia), kuwaasoo Xasuuq ka geysteen Magaalada Baydhabo, kadib markii la weeraray Musharax Sheekh Mukhtaar Roobow….

Xildhibaan hore Xasan Xaaji ayaa bartiisa Twitter-ka ku soo qoray inay soo gabagabeeyeen eedeymaha ku saabsan rabshadihii ka dhacay Baydhabo ee xilligii doorashadii Koofur Galbeed ee 2018, ayna qarreenada ka guddoomeem galka dacwad loo heysto Madaxweyne Farmaajo iyo Ciidanka Itoobiya ee ka tirsan howlgalka AMISOM ee Sector 3 oo loo heysto xasuuqa illaa 15 ruux.

Ma sheegin halka ay dacwada ka fureen haddii ay tahay gudaha dalka iyo dibadda.

107080cookie-checkMa Dhabaa In Galdacwadeed Laga Diyaariyay Farmaajo