Madaxtooyada Oo Dacwad Ka Gudbisay Ciidamada Kenya

Somalia news

Mr.Farmaajo ayaa la-taliyahiisa xagga Amniga ku amray inuu qoraal ashtako ah u hid iyo Mas’uuliyiinta UN-ka iyo Amisom, isagoo ku Eedeeyay inuu Ciidamada Kenya ay dilal barser ah iyo bartilmaameedsi ku hayaan Beesha Mareexaan Ee MW Farmaajo ka soo jeedo…

Qoraalkaan oo lagu hagaajiyay Madaxa Howgalada AMISOM Francisco Madeira ayaa lagu sheegay in ciidamda Kenya aay Gobolka Gedo ka geysteen dilal dad rayid ah, iyagoo tacshiirad ku furay Shacab aan waxba galabsan September 21, 2020.

Warqadda ayaa lagu sheegay “Warbixinno aan helnay ayaa sheegaya in dhacdo ka dhacday agagaarka Ceelwaaq, gobolka Gedo taasoo la sheegay in askar ka tirsan AMISOM ay rasaas ku fureen dad rayid ah 21-kii Sebtember 2020.

64120cookie-checkMadaxtooyada Oo Dacwad Ka Gudbisay Ciidamada Kenya