Madaxtooyada Villa Somalia ayaa iclaamisay in maalinta Khamiista oo taariikhdu tahay 10 bisha September uu dhici doono Shir ay u dhan yihiin Dowladda Federaalka iyo Dowlad Goboleedyada, kaasoo lagu dhammeystirayo hannaanka doorashooyinka dalka, sida uu shaaciyay Agaasimaha Warfaafinta Madaxtooyada….

596800cookie-checkMadaxtooyada Oo Iclaamisay Shirka Doorashada