Warbixino hordhac ah Oo welwel xambaarsan ayaa sheegaya in Shaqsi Somali-Ethiopian ah oo ka tirsan Ciidamada Dalkaasi uu saameyn iyo furdaamin ku leeyahay Maamulada Konfur galbeed iyo Galmudug, wuxuuna Abiy uga wakiil yahay Somalia…
Shaqsigaan Oo lagu magacaabo Cali Garre waa G/Sare ka tirsan Sirdoonka Ciidamada Ethiopia wuxuu si toos ah faraha ugula jira Arrimaha Doorashada Gobolada Konfur galbeed iyo Galmudug, Sarkaalkaan ayaa lagu naaneysaa Gabraha 2021/22, isagoo u meeriya Arrimaha Siyaasada, Doorashada, isagoo ansixiya Musharixiinta Galmudug iyo Konfur galbeed.
Warar loo qaateen ayaa Warsidaha Diinah.com news u xaqiijiyay in Mr.Cali Garre uu culeys ku saaray Qorqor iyo Lafta gareen iney fashiliyaan Kulanka Golaha Wadatashiga Qaran oo lagu wado inuu Maanta duhurnimada ka furmo Magaalada Mogadishu, iyadoo ay dhaqaale buuran ku siiyeen sidii qorshahaan u u hiegelin lahaa ( Mr.Garre) Eedeysanayaasha Fahad iyo Jiis-Mareexaan kuwaasoo uu kula kulmay Magaalada Addis abeba dhowaan.
Col, Ali Gare (aka new Gabre) has been pressuring Qoorqoor and Laftagareen to fail the NCC Meeting after he was bribed by Fahad & Kulane In Addis Ababa, the junta must collectively designated as spoilers if Somalia.