Shinni Careysan oo Weerar ka Geystay Degaan hoos Yimidaa Wajer..

Africa News Somalia news

Wararka naga soo gaaraya magaalada Wajer ee Gobolka Waqooyi-Bari Kenya ayaa sheegaya in Shini guuraysa ay dhaawac iyo dhimashaba ka gaysatay Degaan lagu magacaabo Biyo Madow oo magaalada Wajeer ee dhanka konfurta ka xiga…

Wararka ayaa sheegaya in Shinnida ayaa la sheegayaa in ay isku dhaceen shinni kale kadibna ay caradii kala dul dhacday Dadka tuuladaasi ku noolaa, waxaana ay halkaa ku dishay Wiil yar oo laba sano jir ah halka Dad lix ka badanna ay gaarsiisay dhaawacyo, iyadoo qarakood Isbitaal la dhigay. 

Falkaan ayaa Dadka Degaanka ku noqotay yaab, welina waxaa halkii ku sugan shinnidii, iyadoo sida dhibku u dhacay ayaa faahfaahiyay Dhuubow Odawaa Qase oo wiilka shinidu dishay awoowe u ah isaga laftiisuna ka mid ah dadka ay waxyeelladu soo gaartay.

342350cookie-checkShinni Careysan oo Weerar ka Geystay Degaan hoos Yimidaa Wajer..

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *