Swan Oo Gaaray Magaalada Baydhabo

Somalia news

Wafdi uu hoggaaminayo Wakiilka Qaramada midoobey u qaabilsan Somalia Mr.James Swan ayaa goordhow gaaray magaalada Baydhabo, waxaana ay hadda shir kula jiraan Madaxweynaha Koofur Galbeed C/casiis Lafta Gareen….

Safarka James Swan ee Baydhabo ayaa ku soo aaday, iyadoo is mari waa xooggan uu ka jiro hirgelinta hannaanka doorashada, waxaana uu safaro ku tagi doonaa xarumaha Dowlad Goboleedyada, si xa loogu helo is mari waaga taagan.

Waxaase Su’aal ka timid Mr.Swan muxuu kulamo ula yeelan waayay Mr.Farmaajo mise Xiriirka wada shaqeyneyd ee labada Mas’uul ayaa xumaaday, intii uu xilka Wakiilka UN-ka Ee Somalia ayaa la war in Ayaa in dhowr jeer uu la kulmay Mr.Farmaajo, iyadoo marar badan laga cudurdaartay in la qaabilo.

86880cookie-checkSwan Oo Gaaray Magaalada Baydhabo