UN-ka Oo Dhaqaale U Raadineysa

Health

Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres ayaa bilaabay inuu dalalka Hodonka ah u diro codsi $ 2bn oo gargaar bani’aadanimo oo caalami ah si loogu caawiyo wadamada saboolka ah inay wax ka qabtaan cudurka Coronavirus, iyadoo tirada Dadka qaba ay sii kordhayaan….

Mr.Guterres wuxuu sheegay in COVID-19 uu khatar ku ahayd “aadanaha oo dhan waa in aan ladagaalanaa ayuu ku dhawaaqay”

Markii Qaramada Midoobay ay biloowday dadaallada, dhimashada dad badan ayaa laga soo sheegey Yurub – oo hadda ah xudunta cudurka lagu sheegay Talyaaniga iyo Spain ay diiwaan galisay boqolaal qof oo dhimasho ah 24 saac gudahood.

Hadda waa dalka Spain waa dalka labaad ee dhibaatada ugu badan uu gaarsiiyay Covid-19, marka laga soo tago dalka Talyaaniga Yurub dhexdeeda.

Dalka Mareykanka, oo uu aad ugu faafaayo cudurkaan ayaa  2-T oo US$ ugu talo galay inuu hoos u dhaca dhaqaale ee Warshadaha,Isbitaalada iyo shaqaalaha gargaarka, ganacsatada dhexe/Yaryar iyo nidaamka daryeelka caafimaadka ayaa oggolaaday aqalka senate-ka.

24160cookie-checkUN-ka Oo Dhaqaale U Raadineysa