Dhawaan ayaa Shaqaale ka tirsan Wasaarada Maareynta Masiibooyinka ayaa shaqada sifo aan sharci aheyn shaqada looga ruqseeyay kuwaasoo tiradoodu gaareyso 16-xubnood Oo dhamaantood ka soo wada jeeda degaanada Puntland..
War-saxaafadeed uu soo saaray Wasiir kuxigeenka Wasaarada Masiibooyinka iyo Gargaarka Mr.Cabdirashiid Maxamuud Xasan ayaa xaqiijiyay jiritaanka cabashada ay soo bandhigeen Shaqaalaha Oo ay Wasiirka Wasaarada Mrs.Khadiija Maxamed Diiriye amarkaasi bixisay.

1553600cookie-checkWasiir Kuxigeenka Masiibooyinka Oo Xaqiijiyay Cabshada Shaqaalaha