Qandaraaska Dekada Hobyo Iyo Shirkadda La Siiyay

Somalia news

Macluumaad dheeraad ah ayaa laga helayaa heshiis uu Maamulka Galmudug als gaaray 3- Shirkadood kuna aadan Dhismaha Dekeda Degmada Hobyo ee Gobolka Mudug, iyadoo Heshiiskaasi lagu kala saxiixday magaalada Nairobi Ee Dalka Kenya…

Ilo wareedkaan Ayaa Warsidaha Diinah.com news u xaqiijiyay in Shirkadda Oriental, oo fadhigeedu yahay Magaalada London oo a ku mataaneysan yihiin 3-Shirkadood oo Turkey, Ingiriis iyo Somali isugu jira, kuwaasoo ay tahay inay dhisaan Dekeda Hobyo, Cabdisaabir Nuur Shuuriye, Wasiirka Dekedaha & Kalluumeysiga Galmudug ayaa saxiixay heshiiska lagu bixiyay qandaraaska Shirkadda Oriental ku dhiseyso Dekeda Hobyo.

Kulanka lagu kala saxiixday heshiiskan waxaa goobjoog ka ahaa Holman Fenwick Willan, oo ah sharci-yaqaan Galmudug kala shaqeynaya arrimaha sharciyadda ee badda kaasoo degen Dalka Boqortooyada UK,

70380cookie-checkQandaraaska Dekada Hobyo Iyo Shirkadda La Siiyay