Xildhibaano Mareykan Ah Oo Baaqyo Culus U Jeediyay Dowladda USA

Somalia news

Warbixino hordhac ah oo la soo gaarsiyay Warsidaha Diinah.com news ayaa sheegaya in Laba mudane oo saameyn ku leh Aqalka Congress-ka Mareykanka oo lagu magacaabo Gregory W. Meeks iyo Michael McCaul ayaa ugu baaqay dowladda Biden inay dib u eegis ku sameyso xiriirka ay la leedahay dowladda Federaalka iyo kaalmada ay siiso….

Waxaana ay ka dalbadeen inay tixgeliso cunaqabateyn lagu soo rogo kuwa caqabadda ku ah geeddi socodka Dimoqraadiyadda, Labadan Mudane ayaa walaac xooggan ka muujiyay muddo kordhinta shalay Golaha Shacabka u sameeyeen Madaxweyne Farmaajo.

110640cookie-checkXildhibaano Mareykan Ah Oo Baaqyo Culus U Jeediyay Dowladda USA