Qarax Miino Oo Ka Dhacay Mogadishu

Somalia news

Faahfaahin ayaa laga helayaa Qarax Miino ayaa goordhow ka dhacay maqaayad yar oo ku taala agagaarka Isgoyska Jubba ee Muqdisho…

Saraakiil ka tirsan ciidamada amniga ayaa sheegay in maqaayada la qarxiyay ay aheyd goob ay ku badan yihiin dadka isticmaala qaadka, waxaana jira khasaaro dhimasho iyo dhaawac ah.

127260cookie-checkQarax Miino Oo Ka Dhacay Mogadishu