Ganacsade Ka Cabanaaya Dhac Loogu Geystay Hargeysa

Somalia news

Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa Dhac loo geystay Ganacsade ka soo jeeda Degaanada Qardho Ee Maamulka Puntland, kaasoo sheegay in Shirkad Ganacsi (Asli Meydhi) oo ka howlgasha Magaalada Hargeysa ay ka dhaceen shixnad Faleen ah ( Beeyo), uuna madax ka yahay Barkhad Jibriil Xasan…

Ganacsadaha an Ayaa ugu Baaqay Maamulka Muuse Biixi iyo Laamaha Amaanka iyo Cadaalada iney soo fara geliyaan dhaca loogu geystay Magaalada Hargeysa, isla markaasna looga qaado dhaqaalaha ay ku leeyihiin Shirkadda kor ku xusan iyo Milkiilaha iska Leh.

129290cookie-checkGanacsade Ka Cabanaaya Dhac Loogu Geystay Hargeysa