Kaarshe Oo Laga Xirtay Bartiisii Bulshada

Somalia news

Madaxwayne ku xigaanka Puntland Axmed Cilmi Cusmaan (Karaash), ayaa Todobaadkii hore Bogg facebook cusub looga sameeyay, kadib markii Kii uu ku lahaa Dowlad goboleedka Puntland laga xiray, isla markaasna laga diiday in Afkaartiisa lagu baahiyo barta Facebook ay ku leedahay Madaxtooyada Puntland….

Xogtaan ayaa Xaqiijisay in boggi cusbaa uu Axmed Karaash Loo sameeyay ayeey Villa Somalia taageerayaasheeda ku amartay iney ku xirmaan 48-saac gudahood ayeey 30-ku gaareen iney ku xirmeen, waxaana la sheegay in hawada laga saaray, ilaa hadana lama oga cida ka dambeesay in boggan hawada laga saaro.

Madaxweyne kuxigeeka Puntland Axmed Karaash oo la hadlay Idaacada BBC-da ayaa xaqiijiyay in hawada laga saaray bartii uu ka sameestay Facebooka, waxa uuna tilmaamay in ay socdaan baaritaano lagu ogaanayo cida hawada ka saartay bartaasi.

38210cookie-checkKaarshe Oo Laga Xirtay Bartiisii Bulshada